Sign in to follow this  
Garyaqaan2

When will The Somaliland Night Dream come true????

Recommended Posts

N.O.R.F   

An exhuasted topic. Its only natural for one to post smething on Somaliland with the intension of creating yet another negative topic with all that is going on in Somalia right now not being of a positive nature. Whats this, balancing the books Wiil Duco?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^ not at all my bro, these is just the love I have for my lovely and beutiful homeland. Plus is being very long since we have talk the other side of the plotics .we got tair of the south the news that is caming.

 

So what is the nexst move for my ppl in the north sell the country to Europe? or Just keep dreaming that there is border line between south somalia and north somalia. and oneday hargeysa will be the new capital of self-appointed government. Insha alaah :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka Maaliyadda Somaliland Iyo Ra’iisal-Wasaaraha Xukuumadda somalia Oo Kulan Qarsoodi Ahi Ku Dhexmaray Addis-Ababa.

Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 26 July, 2005

 

 

Sida wargaysku qoray Md. Cawil waxa uu Addis-Ababa tagay dhowr maalmood ka hor imaatinkii Cali Maxamed Geedi, ilaa haddana ma cada waxa ay wasiirka Maaliyada Somaliland iyo Geedi ka wada hadleen, mana jirto ayuu yidhi wargaysku cid ka socota Somaliland oo Cawil ku wehelinaysay shirkaa qarsoodiga ah ee uu la yeeshay Cali Maxamed Geedi.

eedi.

 

Wasiirka Maaliyadda Somaliland, Cawil Cali Ducaale, oo kulankaa ka dib ku soo laabtay Hargaysa, ayaa in muddo ahba socdaalo qarsoodi ah oo aan kala go’lahayn ku gaalaa bixiyay Hargaysa iyo Addis-Ababa. Socdaaladaas iyo warkan toona daboolka lagama qaadin ujeedadooda, hasa ahaatee, waxa tuhun wayn dadku ka qabeen howlaha gaarka ah ee wasiirku ugu noqnoqday Addis-Ababa

 

Waa markii ugu horaysay ee ay soo baxaan tibaaxa sheegaya kulamo qarsoodi ah oo dhexmara masuuliyiin ka socota dowlada Somaliland iyo xukuumadda Somaaliya loogu soo dhisay Mbagaati, iyada oo bisha July 11-keedii ay xukuumadda Somaliland madaarka Hargaysa dib uga celisay Cisman Xassan Cali (Caato) oo ah wasiirka howlaha guud ee Cali Maxamed Geedi ra’iisal wasaaraha ka yahay. Xiligaas dowladda Somaliland waxa ay sabab uga dhigtay dib u celintii Caato ee madaarka Hargaysa, xilka uu ka hayo dowladda Somaliya, iyo Somaliland oo aan wax xidhiidh siyaasadeed ah la lahayn maamulkaas.

 

Balse sida wargayska Haatuf qoray arrinta Cismaan Caato dib loogaga celiyay Hargaysa way ka duwanayd taas, waxana warkaasi lagu sheegay in safarka Caato ku yimi madaarka Hargaysa uu la xidhiidhay Biriij ah nooca la rakibo oo Cisman Caato ka iibiyay wasiirka howlaha guud ee Somaliland, Siciid Sulub, Biriijkaas oo isaga oo furfuran la keenay Hargaysa, ka dib markii roobabkii ka da’ay Somaliland bishii May ay burburiyeen Biriijkii labaad ee Caasimada Hargaysa.

 

Mustafe Sh. Omer, Somaliland.Org

Hargeisa, Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fake-Suldaanka who're you trying to fool mate?

Your upmost ********* and ignorance really hurts my intellect. Iam also a historian and i did not appreciate your manipulation of history in broad day light maybe if you were target was 5-15 you might got away with it but not certainly with us.

 

Here is a quick history lesson for you let's call it history in 60sec iam not sure if you really can comprehend it that fast but let's try it atleast.

 

suldaan_qassimi_cadde_muse1.JPG

 

You said that the different parts of Somalia were always different or belonged to different political entities but let me teach you.

 

1. The ottoman empire never occupied the north-west with the exceptions of Zaylac and Berbera which the egyptians occupied for a brief period before the British came. And for your knowledge in this two cities there were no Somalis allowed to enter the city and they were certainly no soomaali people living there even when the British were in berbera the majority of the people who occupied the city were people from the empire if you know what empire I mean. The majority were indians and a small number of arabs.

 

2. For your knowledge Zanzibar "or the empire of Oman" in east africa only ruled the southern somali coast of Mogadishu, Marka, Brava etc. In the same case as Berbera there were also no Somalis allowed in Mogadishu City itself.

 

3. In the North-East there was an independent empire and sultanate called the "Boqortooyada Cismaan Maxmuud" which had political, social and business connections to the arabian peninsula especially the yemen, shaariqa, najad, hijaaz, omaan and far places like india which we used to trade lots of things including women.

 

And by the way Ever Wondered why Abdullahi Yusuf and Cadde Muuse have got such a good relationship with Cali Cabdalla Saalax and the Yemenis and why Cadde Muuse is treated so royal when he goes to sharjah it is because of historical and traditional links you don't have and we've established long time ago.

 

So there's your treat.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kulankii dhexmaray Geedi reysul wasaarah somali iyo wasiirka degmada hargeetyso.

 

Wakiilkii hore ee Somaliland u Fadhiyey Addis Ababa oo Daahfuray Shakiga ku Gadaaman Socdaaladda Qarsoodiga ah ee Wasiirka Maaliyadda

Wednesday, 03 August 2005

 

Hargeysa (Haatuf) Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cawil Cali Ducaale ayaa tan iyo marki iloo magacabay jagadaas ku hawlannaa socdaal aan ujeedadooda shaaca la qaadin oo uu isaga-dab qaadayay Hargeysa iyo qaar ka mid ah caasimadda dalalka Jaarka la ah Somaliland, gaar ahaan caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, taas o ay warar xog-ogaal ah oo uu Wargeyska Haatuf helay xaqiijiyeen inuu kulan qarsoodi ah kula yeeshay Ra'iisal Wasaaraha dawladda Mbagathi loogu dhisay Somalia, Cali Maxamed Geedi.

 

Socdaalladaas oo inta badan aan xukuumaddu shaaca ka qaadin ujeedadooda ayaa keenay dareeno shaki leh, isla markaana loo arko ama uu muuqato fara gelin uu Wasiirku ku samaynayo hawlihi loo igmaday Wasaarada Arrimaha Diabadda. Haddaba, Wargeyska Haatuf waxa uu suurto gashay inuu helo Qoraal cabasho ah oo uu Wakiilkii hore ee Somaliland u fadhiyay caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa, Cumar Xaaji Maxamuud (Cumar Dheere) u soo gudiyay Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, kaas oo uu kaga cabanayay socdaallada iyo dhaqdhaqaqyada qarsoodiga ah ee uu Wasiirku Maaliyaddu ka waday Addis Ababa, isla markaana uu kaga codsanayo Madaxweynaha inuu wax ka qabto arrintaas.

 

Qoraalka uu Wakiilku u soo gudbiyay Madaxweyne Rayaale, oo ku taariikhaysnaa July 19, 2004, ka hor intii aan xilka laga qaadin wakiilka, isla markaana uu ogeysiin ka siiyay Wasiirka Arirmaha Dibadda, Marwo Edna Aadan, waxa uu wakiilku qoraalkiisa ku sheegay inaanu isagoo wax war ah ka hayn socdaal uu wasiirka Maaliyaddu ku imanayo Addis Ababa, uu si kedis ah ugula kulmay Cawil Hotelka Hilton oo uu waqtigaas ka soo amba-bixinayay wasiirka Xananada Xoolaha, Dr. Idiris Ibraahim, isla markaana wuxu wakiilku qoraalkiisa kaga digay in arrintaas oo kale dhaawac u geysan karayso qadarinta ay dawladda Itoobiya u hayso Somaliland, isagoo isla markaana ku eedeeyay Cawil inuu ku faro geliyay hawlihii uu Wakilku u idmanaa.

 

Qoraalka uu Wakiilkii hore ee Somaliland u fadhiyay Addis Ababa Cumar Dheer u soo qoray Madaxweyne Rayaale, waxa uu isagoo dhammaystiran u qoranaa sidan:-

 

"Ku Mudane Daahir Rayaale Kaahin, Madaxweynaha JSL,

 

Ogn: Marwo Edna Aadan Ismaaciil, Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL.

 

Addisa Abab, July 29, 2004

 

Ujeeddo: Warbixin Deg deg ah oo ku saabsan booqashada Wasiirka Maaliyadda JSL

 

Mudane Madaxweyne, waxaan kula socodsiinayaa inaan maanta gelinkii hore oo aan ugu tagay Hudheelka Hilton si aan u soo ambabbixiyo Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dr. Idiris Ibraahim oo hawshii uu halkan maalmahanba u joogay u dhamaatay, inaan si ka dis ah oo lama filaan ah ugula kulmay Wasiirkii Maaliyadda Mudane Cawil Cali Ducaale, iyadoo ay fajiciso igu noqotay imaatinkiisa aanan wax war ka hayn, ayaa waxa igala sii yaab badatay markaan Wasiirka weydiiyay wuxuu noola soo socodsiin wayay inuu iigu Jawaabo "Haddii aad adigu na ogaan weyday ma kaligaabaa Safaarada jooga, saw rag kaleba ma joogo".

 

Waxaan ugu jawaabay: Wasiir halkan aniguu Madaxweynuhu xilkeeda ii igmaday oo Qaranka matala, waxaana u arkaa inaanay waajibkaaga ahayn inaad ka talaabsato nidaamka dawladnimo oo adigoon waxba nala soo socodsiin hadana aad adeegsato oo aad ii dhafto raga ila shaqeeya. Xasan Daahir oo ag joogay ayaan weydiiyay: Waar haddii laguu soo sheegay maxaad iila socodsiin weyday imaatinka Wasiirka. Isna wuxu iigu jawabay: Maxaa kuula socodsiinayaa.

 

Dhacdadaa oo uu goob joog ka ahaa Wasiirkii aan soo dhoofinayay, waxan aad iyo aad uga xumahay sida ula kaca ah ee uu ugu badheedhay Mudane Cawil inuu igu soo fara galiyo xilkii aan qaranka u hayay ee aad iigu igmatay. Waxa kalo aan iyana aad uga xumahay inuu Wasiirku dhawac kale sii gadhsiyo wada shaqayntii aan Daahir oo uu u horseedo inay meesha ka baxaan jaranjaradii dawladnimo iyo hanaankii aan ku matalaynay inaan kula xidhiidhno Hay'adaha shaqadu naga dhaxayso ee dalkan Itoobiya.

 

Mudane Madaxweyne, Qaranimadeena iyo magaceenuba waxay dawladaha kale ka muuqan karaan oo laynagu qaddarin karaa marka masuulinteenu iyo maamulkeenuba wada socdo ee uu isla jaan qaado. Anigoo mar walba diyaar u ah inaan waajibkayga u guto si hagar la'aan ah, waxan kaa codsanaya, Mudane Madaxweyne, inaad soo fara galiso dhacdadan la yaabka leh ee aanan garan karayn ujeedada uu ka leeyahay Wasiirka Maaliyaddu intaanay dhawicin tixgelinta iyo qaddarinta ay dawladan Itoobiya inoo hayso.

 

Waxaanan ula socodsiinayaa, Mudane Madaxweyne inay dhawr meelood oo ay Wasiirka iyo Xasan iskood ula xidheedheen maanta ay dib iigula soo hadleen iyadoo aanan ka war qabin waxay ka donayeen amma ka dalbadeen.

 

Allaah Mahad Leh.

 

Cumar Xaaji Maxamed

 

Wakiilka JSL".

 

 

Haddii aad adigu na ogaan weyday ma kaligaabaa Safaarada jooga, saw rag kaleba ma joogo".

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this