Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: security crackdown: Bandits caught PICS

Recommended Posts

Ciidamada Dawladda iyo kuwa Ethiopian-ka oo ku jira hawlgallo culus

 

Ciidamada dawladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Ethiopian-ka ayaa magaalada Muqdisho ka bilaabay hawlgallo ballaaran oo lagu sugayo ammaanka caasimadda.

 

Ciidamada ayaa baaritaanno ka sameeyey xaafadda Heliwaa ee magaalada Muqdisho, Suuqa Xoolaha iyo Waxara Cadde iyadoo ay goobahaas ka soo qabqabteen dad la tuhunsan yahay.

 

Hawlaha ammaanka lagu adkaynayo ayaa ka dambeeyey ka dib markii maalmihii la soo dhaafay xasiloonida caasimadda ay saameeyeen dilal iyo weeraro qarax oo ismiidaanin ah, loona adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyay walxaha qarxa, iyadoo lala beegsaday goobo ay ka mid ahaayeen hoyga Ra'isulwasaaraha dowladda KMG ah ee Somalia.

 

Cabdi-Jamaal Macallin

 

SBC Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

classic photo ups!! looks like homies were told to come for photo shot for tfg been-been pics.

 

lol..! this wont fool a dim-wit like bush! this is a joke. gotta do better than that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this