Sign in to follow this  
General Duke

Washington: US condemns Clan Courts latest threat.

Recommended Posts

Washington oo cambeeraysay hanjabaadii dhowaan ka soo yeertay Maxkamadaha

 

Nairobi 14, Dec.06 ( Sh.M.Network) – Dowladda mareykanka ayaa maanta cambaareysay hanjabaada Dhawaan kasoo yeertay Maxkamadaha islaamiga soomaaliyeed ee ay ku sheegeen in ay ku weerarayaan Ciidamada itoobiyaanka ah ee taageeraya dowlada K.M.G ee soomaaliya Haddii aanay dalka uga Bixin Muddo todobo Cisho ah , Iyadoo Washington ku tilmaamatyay hanjabaaddaasi mid Qeyra masuulnimo ah .

 

Haweeneyda Afhayeenada u ah safaaradda Mareykanka ee Nairobi Isla markaana Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya oo la yiraahdo Jenifer Bernes Ayaa sheegatay In mareykanku uu ka xunyahay Waqtiga ay maxkamaduhu u qabteen Itoobiya in ay ciidamadeeda ugala baxdo Soomaaliya .

 

Waxa ay tiri “hanjabaadda kazoo yeertay Maxkamadaha islaamku waa Mid uga sii dareysa Xaaladda ,Isla markaana Wiiqeysa dadaalka Gobolka iyo midka caalamiga ah ee lagu dhiirri Galinayo wadahadal Dhex mara Dhinacyada isku haya soomaaliya”.

 

Xukuumadda Washington ayaa ku doodeysa In Ciidamo nabad ilaalineed oo ka socda gobolka oo la geeyo soomaaliya si ay u ilaaliyaan Dowladda ku meel gaarka ah ay waddada u xaareyso In Ciidamada itoobiyaanka ah iyo Kuwa Eriteriyaanka ah ay isaga Baqoolaan dalka soomaaliya .

 

Madaxa Amaanka maxkamadaha islaamka Ayaa talaadadii lasoo Dhaafay waxa uu u Qabtay Muddo Todobaad ah Ciidamada Soddonka kun ee Askari Gaaraya ee Itoobiyaanka ah in ay kaga baxaan Ciidda Soomaaliya .

 

Hase ahaatee Xukuumadda Addis ababa Ayaa ku Gacan Seyrtay Caga jugleyntaasi kaga timid Dhinaca maxaakimta Iyadoo sheegtay In soomaaliya ay ka joogaan uun Dhowr Boqol oo Tababarayaal ah oo gacan siinaya Dowladda Soomaaliya ,Taasi oo ay Aqoonsan yihiin Reer Galbeedka kadib Afar iyo Toban Shir oo Soomaalida loo Qabtay oo ay waxba kazoo Bixi waayeeen Ilaa sanadkii 1991kii .

 

Dhinaca kale Diblomaasiyiinta Ayaa ka cabsi qaba in xaalada hadda jirta ay sababi karto dagaal weyn oo ka dhac gobolka oo dhex mara ciidamada dowlada KMG oo ay taageerayaan ciidamada Ethiopia iyo dagaalyahaniinta maxkamadaha islaamiga..

 

 

 

 

Shabelle Media Network Kenya

E-mail us: info@shabelle.net

Shabelle Webmaster: baabul@shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Lol....this is basically because the UIC condemned Washigton for their ill-advised campaign to partially lift the arms embargo on Somalia.

 

This is obvious......plus how can they condemn the UIC for telling Ethiopian troops to leave Somali soil? What a world?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^It is a strange world when IndaCade can pretend to be a wadaad and a clan movement can speak for Somalia? Its starnge indeed.

 

Also the US involvement is important and we thank, Yusuf IndaCade and Xasan Dahir for getting Washington interested in Somalia again.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oromia   

Surprise, surprise. We have lived to learn this wisdom:

WHOMEVER AMERICA CONDEMNS IS ON THE RIGHT PATH. WHOMEVER AMERICA IS FRIENDS WITH IS ON THE WRONG PATH.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Sxb US has been there and failed and this was even against one clan. It Somalis (unlike you and others) from the North, East, West and all the way to the South who say who are against this. US messed up Iraq, Afghanistan as well ......so what makes you think they can make things better in Somalia?

 

Beleive in yourself man, no one can rule Somalia by terror. TFG has failed and will be history soon INSHA ALLAAH.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ I belive in Allah SWT. mate. However we dont need the US to give anything but diplomatic and Political support. While you mention Iraq, Afghanistan and so on. One can point to the fact that they [uS] are and have been behind all the regimes in the middle Esat including Saudi Arabia,Kewait,UAE, Egypt and so on. One must take an over view. This flawd comparison of Somalia to the latest hotspots is wrong.

 

Also dont fool yourself, the majority of the Somalia people want the national governemnt to suceed, they dont want their country to be isolated by the few confused folks like Xasan dahir, Abdiqasin and so on. Who lost politically years ago and now hide behind the faith.

 

Remmeber how Qadafi with all his big talk, gave in and now is coming out of the dark.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Sxb, kacdoon ummad uu Ilaahay uga qaaday xukun dhiigyacabyo ayaad rabtaa inaad shakhsiyaad madaxa u saartid. No X D Aweys or C/Qaasim ummadda kama xigaan kacdoonka warlord-ska I know inaad aaminsan tahay in Qanyare, Muuse and the rest who were thrown out were Warlords, what makes you think in C/llaahi, Xuseen Caydiid and the likes of puppet Geedi are different.

Soomaaliya dad qabyaalad ku xukuma wa ka daashey ma u malaynayo wakhtiga xaadirkaa in wax maxkamadaha u dhaama ay jiraan ee better join the club before you join the loosing side (Amxaaro iyo Askarteeda)

 

 

Talo Soomaalinimo

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Saxib, you seem to be fooling yourslef, this revoloution was highjacked by the likes of IndaCade, Xasan Dahir and otehrs for their own interests. Thus failure to see that basic point or deny it will only further isolate your position.

 

The real reveloution will come when the arms are taken away from the fast and furious confused group known as Clan Courts.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

Duke why did A/y stay in Kenya after the formation of TFG for years then moving it to Jowhar.

 

why wasnt it moved to Pland then a vibrant and functioning govt then you folks would have captured town after town all the way to Mogadishu.

why did you guys move to Baidoa.

People if they want something they have to show their commitment.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Orginally posted by: GeneralDuke

The real reveloution will come when the arms are taken away from the fast and furious confused group known as Clan Courts

What about haddii riyadaani rumoobi weyso oo TFG iyo xulafadooda ay Ethiopia exile ku noqdaan, horta bal noo sii hormari waxaad samayn lahayd haddii Ilaah yiraahdo? Another card baa la soo baxaysaa miyaa? lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Saxib, my personal well being and residance will not change with the TFG takeover or will not diminish with their loss.

 

However when one, looks at the situation I have very little confidance in a bunch of Oromo, foreign mercenaries+ yesterdays Warlords and Clan occupiers with Eritrea defeating the TFG and its allies.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this