Sign in to follow this  
General Duke

world welcomes new PM

Recommended Posts

Beesha Caalamka oo soo dhawaysay R/wasaaraha Cusub ee Somaliya.

 

 

(WYNET)New York:-Qaramada Midoobay iyo Beesha Caalamka ayaa soo dhaweeyey R/wasaaraha Cusub ee Somaliya loo magacaabay Mdn.Nuur Cadde,iyagoo u rajeeyey inay si weyn u taageerayaan R/wasaaraha isla markaana ay soo dhawaynayaan lana shaqayn doonaan.

 

 

Ergayga Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Ahmadu Ould Abdullah ayaa waxa uu sheegay in uu rajeynayo in magacaabistan ay dhabaha u xaarto midnimo qaran, isagoo ka mahadceliyay sida ay u dhacday.

 

 

 

Waxa uu sheegay inuu u mahadcelinayo dhammaan qeybihii la tashiyada uu la sameeyay madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed ka hor intuusan ku dhowaaqin ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde).

 

 

 

Beesha Caalamka ayaa sidoo kale aad usoo dhawaysay Magacaabida R/wasaare Nuur Cadde,waxayna ku booriyeen R/wasaaraha inuu ku dadaaalo inuu Somali isu keeno,isla markaana noqda mid u dhabar adayga culaysyada ku iman karaya.

 

 

 

Nuur Cadde ayaa isaga shalay loo magacaabay jagada R/wasaaraha Somaliya oo muddo banaanayd ka dib markii uu is casilay R/wasaarihii hore Cali Max’ed Geeeddii.

 

 

 

Xarunta Wararka ee Shabakada WAayaha.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

What is so special about this man and how does he differ from the ten million other incompetent goons in that god-forsaken prison they call a nation?

 

Is he the one who will upgrade Somalia to the status of the world's SECOND poorest country?

 

Lets not forget, he works for a man who cut off food aid to IDP's as a "suave" political move.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this