Deeq A. Posted December 5, 2022 Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada. Hoos ka akhriso liiska Golaha Wasiirada Galmudug ee la isku shaandheeyay. 1. Garaad Yuusuf Maxamuud, Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo khayraadka Badda 2. Cabdullaahi Maxamed Yuusuf Kulmiye, Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda 3. Cabdullaahi Cabdiraxman Xuseen, Wasiirka Wasaaradda Xanaaanada Xoolaha 4. Muxiyadiin Cabdullaahi Cismaan, Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta 5. Abshir Cabdi Shiiqow, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Hidaha iyo Dalxiiska 6. Amaal Axmed Cabdulle, Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta 7. Cabdinaasir C/llahi Cusmaan, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Garsoorka 8. Cumar Maxamed Diiriye, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha, Fedralka iyo Dib-u-heshiisiinta 9. Daahir Faarax Fiidow, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Arimaha Bulshada 10. Farxiyo Cabdi Maxamed, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada 11. Eng. Maxamed Cabdullaahi Maxamed, Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha 12. Cali Baashi Axmed Cigaal, Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Amniga Gudah 13. Cabdiraxiin Axmed Cigaal, Wasiir-kuxiggenka Wasaaradda bay’ada iyo Deegaanka 14. Axmed Maxamed Farax, Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta 15. Shariif Cabdinuur Barre, Wasiir-kuxiggenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha 16. Mahad Sh. Cali Cibaar, Wasiir-kuxiggenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha 17. Maxamed Khaliif Salaad, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka 18. Khaalid Cabdi Yuusuf, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeenta 19. Cabdiraxmaan Maxamed Axmed Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo isboortiga 20. Cabdiraxmaan Maxamuud Maxamed, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dastuurka 21. Xasan Cabdullaahi Maxamed, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha, Dhirta iyo Daaqa 22. Nuur Cali Cadow, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta 23. Xamdi Axmed Siciid, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka 24.Cabdinaasir Axmed Cilmi, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda 25. Xuseen Xirsi Faarax, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Hidaha iyo Dalxiiska 26. Cabdirixiin Axmed Bariise, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Owqaafta iyo Arimaha Diinta PUNTLAND POST The post Golaha Wasiirada Galmudug oo lagu sameeyay isku shaandheyn appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites