Sign in to follow this  
MR ORGILAQE

Jubba valley Alliance supports the new President

Recommended Posts

Kismaayo - 2.November.2004 Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamo beeleed ku sugan magaalada Kismaayo ay maanta socod ku mareen bartamaha magaaladaasi si ay u muujiyaan taageerada ay u hayaan dawladda cusub ee Federaalka Soomaaliya.

 

Ciidankan oo tiradoodu ay gaareysey 50 askari oo ka mid ah Beesha Sede ayaa gaadda ka cayaar soo bandhigay iyadoo uu isu soo baxaasina uu ka dhacay xeradii hore ee nabadsugidda.

 

Saraakiil ku sugan magaalada Kismaayo ayaa SBC u sheegay in ay ciidammadani ka mid noqon doonaan ciidammada hubka dhigista ku samayn doona malleeshiyaadka isla markaan ay la shaqayn doonaan ciidammada shisheeye ee lagu wado in dalka la keeno.

 

Tani ayaa noqoneysa taageeradii ciidan ee ugu horreysey ee ay dooxada Jubba ku taageerto dawladda cusub ee Soomaaliya.

 

Deeqo Yuusuf (SONNA)

SBC Kismaayo

 

 

 

...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rahima   

^ I'll welcome you when you decide to come over. I'll be there in exactly one month after I pass by London.

 

Desperation on the other hand is a very sad station to be at. It's caused me to accept a warlord turned president, what a sad sad acceptance.

 

As the French proverb goes, “desperate maladies/problems require desperate remediesâ€

Share this post


Link to post
Share on other sites

As for deciding and desperation.I've decided! desperation :I'll take what i can get and then mould it into what I want! even if that means Old Warlord!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rahima   

Two weeks or so. Alhamdullilah it will be a short stay, just enough time to see family- I’m not fond of the cold.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this