Sign in to follow this  
Dhubad.

Culumo Taageersan Maxkamadaha oo Bosaaso Lagu Xiray!

Recommended Posts

Dhubad.   

Culimaa'udiin tageersan maxakiimta oo xabisga Boosaaso ladhigey

 

Labo Katirsan Culuma'udiinka reer Boosaaso Ayaa xabsiga lootaxaabay ila 11 dhalinyaro ahna Waa laga daba geeyey kadib markii ay isku dayeen wadaadaasi la xirey inay xabsiga si xoog Ah ugu siidayaan taasina ay ku guuleysan waayeen iyagiina ay xabisaga galeen.

 

Sababta keentay in xabsiga lootaxaabo wadaadaan ayaa lasheegey inay kadanbeysay Kagadaal markii ay muxadaro ku qabteen magaalada dhex deeda ayna shacabka kaga dalbadeen inay tageeran maxakiimta oo ku jihadaan ciidamada itoobiya oo bilihii u danbeyey faragalinta ku wadey dalka somalia qeybo kamid ah taasi oo aysan oo aysan ogoleyn maamulka Puntlnad.

 

Shacabka ku dhaqan Puntland ayaa intooda badan taageersan midowga maxkiimta islaamiga Ah balse inte kale iyo maamulka ayaa isku meel kataagan fikir ahaan maxakiimta oo aaminsan inay yihiin Maxakiimtu niman qabiil ah oo ku qaraabanayaa shaati diinta oo shaati ka dhigteen.

 

Maamulka Puntland ayaa iminka diyaar garow ugu jira sidey isu difaaci lahayeen hadii weerar kaga yimaado dhanka maxakiimta iyadoo gobolada Puntland oo dhan laga dareemaayo diyaar garow ciidan oo lagu jiro waxaan heegan lagaliyey ciidamada Puntland dhamaantood oo iminka xoogodii kusugan yahay magaalada Galkacayo madaxweynaha Puntlandna uu kusugan yahay halkaasi isagoo xiran direyska ciidanka una diyaar ah sidii uu u howl galin lahaa ciidanka.

 

Source: Somaliwayn

Share this post


Link to post
Share on other sites

But why didn't you report this [Lama qaban karo shirar aanu fasax noolaga heysan wana in nala soo wargeliyaa.]

 

Or this [Xaalada Degmada Balcad oo kacsan kadib markii xabsiga la dhigay mid ka mid ah Mas’uuliyiintii Degmadaas.]

 

Or this [Abuu-Quteyba oo maanta xabsiga maxkamada Xararyaale u taxaabay labadaii musharax...]

 

Or this [Jinaqoow Ma aqoonsanin nimanka sheegtay golaha deegaanka gobolka Banaadir ee ka haray qabqablayaashii laga taqalusay, tallaabo ayaana ka qaadeynaa haddii ay isku dayaan in ay...]

 

Or this [shineemo Xatarmuud ee degmada Shibis oo albaabada loo laabay.]

 

All this happened in this past week. Report the news fairly and objectively, and from both sides, or do not report them at all.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

I think everyone has a choice to report what they want to report. There is no obligation nor compulsion to post anything except that which you desire.

 

Adigu maxaad la karaankaraysaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^Look, I can report what I like sxb. Teeda kale, why don't you report adigu warkaas maxaa kuu diiday?

 

Nin layaableh aa tahay, meelo aan lagaran karin ayaad ka gubanaysaaye maad ii sheegtid widaayow?. Cajiib Sheekhoow!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this