Sign in to follow this  
Sky

somali leaders c/yusssef and c/gelleh in algiers, arabl league summit pic

Recommended Posts

OG_Girl   

the artical says " we will help somali with $27M throught Donation Box and every country will try to pay their share for their membership"... but I don't see any promises dear.

 

Seems you don't understand what you copping and pasting here redface.gif

 

I would be happy and wanted to believe they will do what they promising but I don't think this would be thecase here!

 

Salam

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

DHAQAALIHII UGU BADNAA OO DHOWAAN KU SOO DHACAYA GACANTA MAS’UULIYIINTA DOWLADDA

 

Ra’iisul Wasaare Geedi oo arrintaas ugu soo haraya Liibiya iyo C/llaahi Yuusuf oo ku soo beegan Nairobi

 

Axad, April 03, 2005 (HOL) @06:06GMT: Warar aynu ka helnay ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay mas’uuliyiinteeda dhowaan soo gaari doonaan dhaqaalihii ugu badnaa ee ay ka helaan Beesha Caalamka.Madaxweynaha Dowladda federaalka iyo Ra’iisul Wasaarihiisa oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Tripoli ee dalka Liibiya ayay wararku sheegayaan in ay hoggaamiyaha dalkaas ay ka heleen kaalmo lacageed oo warar aan la xaqiijin ay sheegayaan in ay gaareyso 7 Milyan oo Doollarka Mareykanka ah.

 

Ra’iisul Wasaare Geedi ayay wararku sheegayaan in soo qaaditaanka lacagtaas uu ugu soo hari doono magaalada Tripoli, isagoo ay wehliyaan wasiirro ka tirsan Xukuumaddiisa oo uu ku jiro kan Maaliyadda Md. Saalim Caliyow Ibrow, iyadoo C/llaahi Yuusuf-na la soo sheegayo in uu maanta ku sii jeedo magaalada Nairobi, haddiiba aanu xalay gelinkii dambe gaarin.

 

Dhinaca kalena, wararka ku dhow dhow Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegaya in dhaqaale gaaraya 27 Milyan oo Doollarka Mareykanka ah ay bishan gudaheeda dowladda Federaalka ka soo gaari doonto dalalka Carabta oo shir madaxeedkoodii ugu dambeeyay ku ballanqaaday in dhaqaale la siiyo dowladda cusub ee Soomaaliya.

 

Guud ahaan dhaqaalahan ayaa noqonaya mid wax ka taraya dib u soo guuritaanka Dowladda Federaalka, walow uu halkan ka jiro mad madow u dhaxeeya Xubnaha Dowladda, taasoo laga yaabo in sida loo maamulayo dhaqaalahaas uu noqdo mid sii huriya khilaafka haatan u dhaxeeya, iyadoo ay jiraan guddiyo iska soo horjeeda oo ka soo wada baxay Dowladda Federaalka, si ay u nabadeeyaan ma

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis) Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Mogadishu, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this