MoonLight1 Posted January 2, 2010 Maamulka Ahlu sunna Waljamaaca oo sheegay in Caawa ay gacanta ku hayaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Posted: 1/2/2010 8:26:00 PM Shabelle: DHUUSAMAREEB. Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu sunna Waljamaaca ee ka arimiya qeybo kamid ah gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in ay Caawa gacanta ku hayaan degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Saraakiil katirsan maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca oo lahdlay Idaacada Shabelle ayaa waxa ay sheegeen in galabta uu mar kale dagaal ka dhacay qeybo kamid ah degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud kaasi oo u dhaxeeyay Ciidamada Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Wajamaaca iyo Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab. Waxa ay sheegeen Saraakiishaasi in caawa ay iyagu gacanta ku hayaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud islamarkaana ay ka saareen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab sida ay hadalka u dhigeen. Ma jiro ilaa iyo hadda wax war ah oo kamadaxbanaan sheegashada maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ay sheegeen in ay caawa gacanta ku hayaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta goolka Galgaduud oo maanta ay dagaal kula wareegeen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab. shabelle.ne Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 2, 2010 looooooooooooooooooooool@city of fart ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted January 2, 2010 You wish, moonlight. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 2, 2010 Al shabaab mala wa lugu dhuusay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted January 2, 2010 ^ War waa sidee Xaaji? Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted January 2, 2010 I suspect the sufi brigades were cought off balance while they were at Siyaaro eating Cambuulo then they released and almighty wind. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted January 2, 2010 ^Waraa magaalada magaceeda aa ku ciyaaroosaa. Waa Dhuuso-ma-reebto = The city that doesn't retain a fart. If you live one behind, it will package it and send it right behind you, of course electronically tagged with all the genetic code so that the owner can't argue about its ownership...lol Quote Share this post Link to post Share on other sites