Sign in to follow this  
Harag Shabeel

Dumarka oo la ogaaday in aysan qarin Karin Sirta muddo ka badan 48-saac

Recommended Posts

Daraaso dhowaan la sameeyay ayaa shaaca ka qaaday in Dumarka aysan qarin Karin Sirta loo sheego muddo ka badan 47-saac iyo 15-Daqiiqo.

 

Daraasadaan ayaa qirtay in uu jiro dareen xoog badan oo ku jira dumarka kaasoo ku qasba in ay sii dayaan sirta isla markii ay maqlaanba!

 

Marka ugu horaysa waxaa ay la qaybsadaan sirta Saxiibkooda, Ninkooda, Saaxiibta ama Saxiibka ugu dhow iyo hooyadooda; taasoo oo ku xiran mar walba wax ay sirto ku saabsan tahay.

 

Darasaan oo lagu wareestay ilaa 3,000 Dumar oo da’adooda u dhexaysa 18-sano jir ilaa 65, ayaa dhamaantood qiray in aysan qarin Karin sirta waxa ay doontaba ha ahaatee; shaqsi ahaan ama Caalami ahaan!

 

Daraasada waxaa ay ogaatay in Maandooriayaha uu inta badan sababo in la fakiyo srita taasoo ay dhacdo waliba marka hal galas ama labo galas oo khamri ah lagu tuurto.

 

Micheal Cox, oo ah Agaasime Maqaasin Khamro oo ku yaala UK oo daraasada wax ka waydisay arinkaan ayaa sheegay in ay caadi ay tahayba in Dumarku ay san qarin Karin Sirta.

 

“ Dhib malahan sida sirta Muhiim ay u tahay, keliya waxaa Bulshada ay ka qarsoonaanaysaa 48-saac”

 

Daraasado waxay sidoo kale qirtay in Gabdhaha qaranka ay usbuucii maqlaan ilaa 3-sir oo muhiim ah balse ay u gudbiyaan qof aan quseeynin. 10-kii gabdhood Seddax waxaa si xoog leh isugu dayaan in ay ogaadaan qof kale sirtiisa. Kudhowaad 45% waa ay sii dayaan si culayska saaraan ay isaga fududeeyaan.

 

Si kastaba ha ahaatee, Seddax meelood labo waxaa ay dareemaan in ay dembi galeen marka ay sirta fakiyaan!

 

Afartii gabdhoodba seddax waxaa ay sheegeen in ay qarin karaan sirta, halka 83% ay u tixgeliyaan nafsadooda in lagu aamini karo akhaabrka asxaab kale. Sidaa ay tahayna 10-kiiba Afar waxaa ay qirteen in Sirta saaxib ay u gudbiyaan saaxiib kale.

 

Intas waxaa sii dheer, in kabadan Toban waxaa ay aaminsanyihiin in caadi ay tahay in sirta Saaxiib loo sheegi karo saaxiib kale. inkabadan 40% waxaa ay la qaybsadaan nimankooda.

 

Nasiib wanaag, in kabadan Rubuc (27%) waxaa ay qireen in ay ilaawaan wixii maalmo ka hor loo sheegay!

 

Hoyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.co m

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D an entertaining read LOL but the funny thing is they included this in the news section... waxoo dhan waa khuraafad a very good case study of the misuse of statistics.

 

47-saac iyo 15-Daqiiqo the preciseness of this figure is the first clue it is hogwash this poll result is stochastic by nature which very rarely comes out with such precise figures ... it is more likely than not accompanied by a margin of error.

 

- Afartii gabdhoodba seddax waxaa ay sheegeen in ay qarin karaan sirta .. that makes 75% sirta qarsanaya

 

- halka 83% ay u tixgeliyaan nafsadooda in lagu aamini karo akhaabrka asxaab kale

 

- Sidaa ay tahayna 10-kiiba Afar waxaa ay qirteen in Sirta saaxib ay u gudbiyaan saaxiib kale. 40% baa gudbinaya

 

- in kabadan Toban waxaa ay aaminsanyihiin in caadi ay tahay in sirta Saaxiib loo sheegi karo saaxiib kale 10 out of ?? the 3000 in that case makes 0.3%

 

- inkabadan 40% waxaa ay la qaybsadaan nimankooda. :D

 

- Nasiib wanaag, in kabadan Rubuc (27%) waxaa ay qireen in ay ilaawaan wixii maalmo ka hor loo sheegay!

 

The idea when using percentages is to get a total of 100% .. so we can appreciate how much of the total each group represents.

 

The author needs to be aquainted with "statistically inpendent events" e.g

if you flip a coin the probability of getting head or tails is 50% but if you flip once and

get heads .. that does not mean the next time you flip you will get tails .. they are statistically

independent events (they do even out over a large number of flips). i.e haday hal qof sirta gudbiso micnaheedu maha in dumarkoo dhan sirta gudibiyaan waa wax ku xidhan shaqsiyada qofka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this