Sign in to follow this  
Meiji

Islamist War: Confusion, Destruction and Massacre of Civilians

Recommended Posts

Meiji   

The Islamist factions have betrayed the Somali masses.

 

What sides do we got in the current war?

 

- Sh.Shariif and his foreign-created regime. We all know how Sh.Shariif propagated and still does for Islamic Law, but doesn't that contradict the presence of AMISOM and their brutal bombardment of residential area's?

 

- Culamada Soomaliyeed who call for peacefull resolution of the conflict between the Islamist factions and wants to find a way on how to implement Islamic Law. They also called for the AMISOM troops to leave.

 

- Alshabab, the most radicalized entity that is foreign to the minds of most Somalis. This entity has discarded all calls, calls people murtad/gaal from left to right and even discredited the Culama.

 

- Xisbi Islam, a pragmatic entity that pursues a policy of not compromising with the foreign-created regime but is still open for talks with other sections in Somali society. Their ideology (Al-itixiaad) can be understood by the Somali masses when compared to the alien ideology and tactics (suicide operations) of Alshabab.

 

- Islamic Courts, they support Sh.Shariif´s regime and are even part of it. However, they have called for the withdrawal of AMISOM troops while their man (SH.Shariif) wants them to stay. A clear contradiction.

 

 

All the above Islamic factions say that they want:

 

- The implementation of Islamic Law

 

-------------------- -------------------- --------

 

Now why is it hard for them to compromise and solve their differences?

 

Why are they keeping the Somali masses hostage and prolong confusion, conflict and massacre?

 

 

The Islamist Revolution of 2006 has failed. The Wadaado have dissapointed and even betrayed the wish of the Somali masses.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Ciidanka Xisbul Islaami oo weerar ku qaaday fariisin ay ku sugnaayeen ciidanka MMIS

Posted to the Web May 11, 13:50

 

 

Muqdisho:-Waxaa goor dhaweyd ay ciidanka Xisbul Islaami ay weerar balaaran ku qaadeen fariisamo dhowr ah oo ay ciidanka MMIS ku lahaayeen Isgoyska Fagax, Afaafka Hore ee Saldhiga Yaaqshiid, Hotel Kaah iyo Ramadaan.

 

 

Dagaalkaan oo ayaa si wadajira ah waxaa u qorsheeyey ciidanka Xisbul Islaam iyo Alshabaab waxaana u jeedadu tahay in awood ay ku maquuniyaan ciidanka MMIS garabka DFKM si ay ula wareegaan goobaha ay ciidanka MMIS kaga sugan yihiin Magaalada Muqdisho.

 

Dagaalkaan oo ah mid u dhexeeya dad Soomaali ah oo muslin ah ayaa waxaa ay culimada waaweyn ee Soomaaliya ay ka codsadeen kooxa dagaalku u dhexeeyo in ay joojiyaan dagaalka iyagoo uga digay cawaaqib xumada ka dhalan karta dhiiga muslinka oo si sahal ah loo xalaalaysto balse arinkaas ayaad moodaa in dhagaha laga furaystay.

 

Kooxada dagaalamaya ayaa waxaa ay sitaan magacyo diini ah yo ururo diimeed waxaan dad badan is wiidiinayaan sababaha dhabta ah oo ay ugu hardamayaan in ay kala qabsadaan goobo ama xaafadaha Muqdisho ,kooxa dagaalamaya ayaa isku eedeynaya in koox walba kooxda kale ay dagaalka ku soo qaaday

 

Daaalka ayaa ah mid khasaaro baaxad leh gaarsiiyey dadka rayidka ah ee ku nool magaalada Muqdisho oo dadweynaha ku nool muqdisho ayaa iyaga u hanweynaa xoogagga wadaadada ah ee ku kor dagaalamaya .dadweynaha ayaa waxaa ka muuqda cabsi baqdin iyo qax ay hadba xaafada u qaxayaan.

 

 

A/cawaale

Halgan.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Madaafiic iyo iska horimaad Cuslus oo u dhexeeya ciidamada dowlada iyo xoogaga ka soo hor jeeda oo ka socda qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.

 

Shabelle: MUQDISHO

Iska horimaad ayaa waxaa uu ciidamada dowlada iyo xoogaga ka soo hor jeeda ku dhex maraya qeybo ka mid ah degmada Yaaqshiid,waxaana weerao madafic ah ay ku hoobanayaan xaafdo ka mid ah magaalada Muqdisho.

 

 

 

Iyadoo maalintii 5-aad ay galeen dagaalada u dhexeeya ciidamada dowlada iyo xoogaga ka soo hor jeeda ay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ka dhacayeen ayaa waxaa maanta dagaalo goos goos ah oo dib u soo xoogeysatay ay ka socdaan wadada warshadaha gaar ahaan degmada Yaaqshiid.

 

 

 

Dagaalka xoogiisa ayaa waxaa uu ka socodaa saldhiga degmada Yaaqshiid illaa Hotel Kaah ee degmadaasi halkaasi oo ay isku hor fadhiyaan ciidamo kala taabacsan dowlada kmg iyo xoogaga ka soo hor jeeda.

 

 

 

Madaafiicda iyo rasasta ay is weydaarsanayaan labada dhinac ayaa waxaa ku waxyeeloobay dad rayid ah,waxaana inta la hub ku nafwaayay illaa 3-qof oo ay madafiicda iyo rasaasta ugu tageen goobo ka baxsan halka lagu dagaalamayo iyo dhawac 6-qof oo ay haleeshay rasaas wiifto ah.

 

 

 

Iska horimaadkaasi oo weli socda ayaa waxaa barbar socda Duqeyn cuslus oo goordhow ka bilaabatay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho kadib markii madaafic lagu garaacaya goobaha ay ciidamada dowlada ku sugan yihiin taasi oo markii danbe sababtay in madaafiic laga tuuro xarumaha ay ku sugan yihiin ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada kuwaasi oo ku dhacayay goobo badan oo ka tirsna magaalada Muqdisho .

 

 

 

Ma cada qasaaraha ay geysteen madaafiicdani oo ku dhacayay qeybo ka mid ah degmada Yaaqshiid iyo Wardhigleey,waxaana la maqlayay dhawaqa madaafiic cul culus oo aysan dhawaanahani maqan dhagaha shacabka,waxaana jiray madaafiic kale oo ay xoogaga mucaaradka ku ridayeen xarumaha ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM.

 

 

 

Dagaalada maalmihii ugu danbeeyay ka dhacayay magaalada Muqdisho ee dhex marayay ciidamada dowlada iyo xoogaga ka soo hor jeeda ayaa geystay geerida in ka badan 100-qof iyo dhaawaca 150-qof oo rayid ah xili qasaaraha uu yahay mid sii kordhaya.

 

 

Waxaa muuqda in dhinacayada dagaalamaya aysan ka faa’iideysan baaqyada nabadeed ay u jeedinayaan dhinacyada daneeynaya in la joojiyo dagaalada ka socda magaalada Muqdisho.

 

 

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

100 deads, more then 150 wounded, thousands displaced from their houses. In 5 days fighting

 

Who is to blame?

 

The Islamist Factions

 

One faction deploys foreign Jihadi fighters and fights from residential area´s while firing mortars.

 

The other faction deploys foreign African fighters and fights from residential area´s while their foreign mercenaries engage in large-scale bombardment of residential area´s.

 

Who started?

 

The different Islamic factions point fingers at each other.

 

What does the Culama and other sections of society say:

 

-Stop the war and solve your petty differences since you (Islamic Factions) all seem to want the same: Implementation of Sharica Law.

 

 

Clearly, the Islamists factions have betrayad Somali masses, particularly those from Mogadishu city.

 

 

PS: Warlord Qanyare was talking on Horn Africa Radio and boosted that during their reign people in Mogadishu city could walk in the city in relative peace and assasinations of public figures was unheard of. LOL, The fact that once despised warlord can boost on radio about such things tells the utter failure and betrayal of the Wadaado.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

The Islamist factions fight each other while Ethiopian troops are re-entering Somalia

 

-------------------- -------------------- --------

Ciidamo Itoobiyaan ah oo dhaq dhaqaaq ka wada qeybo ka mid ah Goballka Hiiraan.

 

Isniin, May 11, 2009(HOL): Ma ahan wax ku cusub in Ciidamada Dowladda Itoobiya gudaha u soo galaan qeybo ka mid ah Goballka Hiiraan laakiin wararka soo baxaya ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiyaanku maalmihii ugu danbeeyay deegaannada qaar ay ka sameysanayaan Xarumo u muuqda kuwo rasmi ah.

 

Deegaanka Deefow oo ka tirsan Goballka Hiiraan belse xiga dhinaca xadka Goballku la wadaago dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa warar laga helayo sheegayaan in ay soo gaareen Ciidamado Itoobiyaan ah oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka kuwaas oo qal qal ku abuuray dadka deegaanka.

 

Ciidamadan ayaa markii ay gaareen deegaanka Deefow waxaa ay wararku sheegayaan in markiiba bilaabeen in ay halkaa ka sameystaan Xeryo Macmal ah oo ka sameysan (Teendhooyin), waxaana warku intaas ku darayaan in halkaas ay ka qabqabteen Ciidamadu dhaliyaro la sheegay in ay ka shakiyeen.

 

Dhaqdhaqaaqa Ciidamada Itoobiya ayaa siyaabo kala duwan loo fasirayaa, waxaana wararka ugu badan ay sheegayaan in Ciidamadu ku raad joogaan waxa ka jira warar soo baxay oo sheegaya in dhinaca Xadka Goballku uu la wadaago dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ay ka gudbeen Ciidamo ka tirsan Jabhada ONLF ee ka dagaalanta gudaha Itoobiya.

 

Saraakiisha Maamulka Islaamiga ah ee Goballka Hiiraan ayaa uga digay Ciidamada Itoobiya joogitaankoodu Goballka Hiiraan, iyagoo uga digay caawaaqib xumo ka dhalan kara dhaq dhaqaaqa ay wadaan.

 

Dhowr jeer oo hore ayay Ciidamada Itoobiyaanku gaareen deegaanka Kala-beyr tan iyo wixii ka danbeeyay markii ay isaga baxeen guud ahaan Dalka Soomaaliya, hase ahaateen mar walba waxaa ay ahaayeen kuwo maalmo kadib dib ugu laabta dhinaca Xadka.

 

C/ramaan Diini, Hiiraan Onlin

diini@hiiraan.com

Beledweyn, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

^^ I have one question for you, abti. Here it is in, far waa weyn.

 

WHAT

 

 

IS

 

 

YOUR

 

 

ALTERNATIVE

 

?

 

?

 

?

 

?

 

 

Now, if you say Muqdisho Society, you will leave me with no choice but to reach into my computer screen, reconstitute my hand into digitial bytes, and emerge from your end bearing a fresh dharbaaxo-slap. Muqdisho Society DOES NOT EXIST. Artists, doctors, businessmen, plumbers, and housewives are NOT a governing force. Singers, pharmacists, shoe-shiners, atheletes, students, and so-called odayaal are NOT a political entity

 

So, again. What is your alternative ? Finger-pointing ? Nit-picking ? Caterwauling ?

 

Let's face it. You have no alternative. Your so-called secular-nationalist platform is toothless with no standard-bearers, no support from the masses, and no foriegn sugar daddies(Ethiopia, Antarnashanal Kamoonity, etc).

 

You are forlorn and forsaken, my friend. Knowing that, you alleviate your misery by denigrating the Islamic Revolution of 2006. A man who is bereft of ideas of his own spends his time farting on the brilliant vision of others. A brilliant vision that now controls and governs over 300,000 sq km of Somali soil. A brilliant vision that has broken the back of that unwritten code of Somali politics: Qabiil Rules All. A brilliant vision that has promised(and delivered) a new Somali order, one where qurun'ka qabyaalada and qashin'ka Ethiopia are ruthlessly exterminated.

 

In short, a brilliant vision of Somalis, by Somalis, for Somalis. Welcome to the Islamic State of Somalia.

 

I'm not saying the Islamists are angels. But what I will say with all the conviction in the world is this: They are the only force on Earth capable of putting the Somali Humpty-Dumpty back together again.

 

Do not get in their way.

 

It's um........unhealthy. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Subxanalaah.

 

Kashafa there can be no justification what so ever on the killings of the civilians that is going on in xamara as we speak, or are you one of those who believe the crazy theory of "the end justifies the means" which means "Shariica" on the dead bodies of civilians, don't you know the Prophet salalahu caleyhi wasalam said " to kill a muslim is easier for Allah to dimolish the ka'ba" that shows the value of muslim blood,the blood of a muslim is not so cheap that you can fight over them then say it wasn't me. War ilaahey ka baqa dadka justify-gareynayaan the blodbath. the war should be stopped. FULL STOP.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Meiji sxb: your topic title is misleading since it says (Islamist war), these people are using Islam as a means for their evil deeds,so to call them Islamists is givnig them legality, and brings shame and deffimition to this great religion. so next time when your calling them Islmist use the brackets such as "Islamists".

Share this post


Link to post
Share on other sites

Its Clan Courts war.

 

Kashafa adeer they have lost and they have in Meiji's words betrayed the clan.

 

Its over for Mogadishu and they know it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Dukey,

 

Get out of this topic with your cuqdad for the people of Mogadishu.

 

That clan you love to hate will always be at the centre of politics, whether in the form of the old jabhado, the Islamic groups (be it Xisbi Islam, Alshabab or ICU) or the business groups.

 

-------------------- -------------------- --------

Kashafa,

 

The warlord supporters before 2006 were saying the same thing:

 

'"Whats the alternative, we only got A.Yusuf, Hiiraale, Abdiqeybdiid, Qanyare, Cumar Jess, M.Dheere etc''?

 

'"Who else is out there to support?''

 

There is always an alternative.

 

 

PS: I have challenged you to elaborate on that ''brilliant idea'' and defend the Islamist viewpoint in that other topic. Still waiting bro.

 

-------------------- -------------------- ------

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Barkac kii ugu badnaa oo sakay laga dareemayo xaafadaha ay dagaalada ka dhacayeen ee magaalada Muqdisho.(Daawo Sawirada)

 

Shabelle: MUQDISHO

 

Barakac kii ugu badnaa ayaa waxaa saakay laga dareemayaa xaafadaha ay dagaalada ka dheceen si dadka ay uga badbaadaan dhibaato ka soo gaarta dagaalada ka dhacayay.

 

 

 

Iyadoo shalay ay xaafado ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir ku dheceen madaafiic farabadan oo barbar socday dagaalo shalay ka dhacay degmooyinka Yaaqshiid iyo Wardhiigleey ee gobolka Banaadir ayaa waxaa biloowday Barkac baahasan oo dadku ay uga cararayaan Xaafadahooda iyagoo ka baqadi qaba in waxyeelo ay ka soo gaarto madaafiicdaasi.

 

 

 

Xaafadaha sida weyn looga barakacayo ayaa waxaa ka mid ah Xaafada Tawakal,Towfiiq,Cara faad iyo Fagax ee degmada Yaaqshiid iyo sidoo kale qeybo ka mid ah degmada Wardhiigleey kuwaasi oo ay shalay madaafiicdii ugu badneey ku dheceen sidoo kale madaafiicdaasi ayaa waxaa ay ku dheceen degmooyin Dhowr ah oo horay uga nabdonaan Dagaalada maalmihii laga soo gudabay ay ka dhacayeen,waxaana degmooyinka ay shalay madaafiicda ku dheceen ka mid ah Degmada Waaberi,Shibis iyo Boondheere ee gobolka Banaadir.

 

 

 

Haweeneey Umul ah oo ka mid ah dadkii ka baracay dagaalada iyo madaaficda la is weydaarsanayo oo idaacada shabelle la hadeeysay ayaa waxaa ay sheegtay in ay ka mid tahay qoysas dhawaan magaalada Muqdisho ku soo laabatay isla markaana ay mudo gaaban ku sugan tahay Muqdisho.

 

 

 

“Walaaloow Islaan Umul ah oo 3-cisho dhalan ayaan ahay waana cararayaa,guri ma heysano Canug 3-cisho dhalan ayaan Baalka ku sidaan illaah ayaan u dacwooneeynaa awal ayusan aadane wax noo tareeyn” ayeey tiri Haweyneydaasi.

 

 

 

Sidoo kale haweneydani ayaa waxaa ay ka codsatay dhinacyada ku lugta leh dagaalada soconaya in ay si deg deg ah u joojiyaan isla markaana ay u turaan maatida ay mar waliba ku dul dagaalamayaan.

 

 

 

“Sadex Bilood kaliya ayaan joogaa barakac ayaan ka soo laabanay,Dadka dagaalamaya waa walaalaheyn,waa Caruurteena iyaga ayaana dabada nooga jira oo aan ka carareeynaa Ethiopia ayaan u galeynaa oo aan isku dhiibeyanaa si kale ma lahana” ayeey mar kale haweyneydaasi ku calaacashay.

 

 

 

Iyadoo maalintii 6-aad aysan degeneeyn magaalada Muqdisho ayaa waxaa inta la hubo dagaalada iyo madaafiicda isbarbar socday ku nafwaayay ku dhawaad 100-qof halka cusbitaalada magaalada ay buux dhaafiyeen tiro intaasi ka badan oo dhaawacyo kala duwan ay ka soo gaareen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Dhinacyada ku dagaallamaya Muqdisho oo sheegaya in ay u dagaallamayaan Danta Shacabka Soomaaliyeed

 

Jimco, May 22, 2009(HOL): Dhinacyada ku dagaallamaya Magaalada Muqdisho ee kala ah Dowladda Soomaaliya iyo Xooggag hubeysan ee ka soo horjeeda ayaa waxay sheegayaan in ay u dagaallamayaan danta Shacabka Soomaaliyeed.

 

Mas’uuliyiinta labada dhinac ayaa marka ay hadlayaan waxay sheegayaan in ay u daneynayaan shacabka Soomaaliyeed, isla markaana ay la dagaallamayaan kooxo ka soo horjeeda diinta iyo in ay dalka Soomaaliya nabad ka dhalato .

 

Shacabka wuxuu noqday mid lagu dul-dagaallamo, dhimasho, dhaawac iyo barakicin loo geysto, haddana loo sheegto in la difaacayo, waxayna taasi ka dhigtay shacabka Soomaaliyeed mid ka quustay xal loo helo Mushkiladda Soomaaliya.

 

Ma jirto cid dhinacyada dagaallamaya u kala gar-qaadeysa oo dhinacii qalad leh ku tilmaameysa qaladkiisa. Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo dhawaan bayaan ka soo saartay is-heysadka labada dhinacna waxay sameysay gar-qaadis la mid ah middii uu Nabaddoon Fiidow horraantii sagaashamaadkii uu ugu kala gar-qaaday Cali Mahdi iyo Jen. Caydiid taasi oo gunaanadkeedu ahaa Cali gar leh Caydiid-na jid leh.

 

Hay’adda Culimada waxay sheegtay in Dowladda Soomaaliya ay tahay mid Islaam ah oo aaney bannaaneyn in lala dagaallamo, sidoo kalena waxay xukmisay in kooxaha ka soo horjeeda Dowladda oo iyana Muslimiin ah aysan bannaaneyn in lala dagaallamo.

 

Si kastaba arrintu ha ahaatee, waxa meesha ku baaba’aya oo ku dhawaad 20 sano wehel u ah Dagaallo sokeeye waa Shacabka Soomaaliyeed oo aaney jirin cid u damqanayesa oo ka xunuunsaneysa dhibataada heysata .

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Qaramada Midoobay oo sheegtay in Dad ku dhow 100 Kun oo ruux ay ku barakaceen Dagaallada Muqdisho ka socda

 

Sabti, June 06, 2009(HOL): Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 96 kun oo Soomaali ah ay ka barkaceen guryahooda kaddib dagaallo bil ka socday magaalada Muqdisho, kuwaasi oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo xoogag hubeysan oo ka soo horjeeda.

 

Tiradaas waxay sheegtay Qaramada Midoobay in ay sii kordhisay in ka badan Hal Milyan oo ruux oo gudaha Soomaaliya ku barakacay tan iyo markii ay Ciidamada Itoobiyaanka soo galeen Soomaaliya.

 

Qaramada Midoobay waxay sheegtay in dad gaaraya 3 Milyan oo ruux ay u baahan yihiin raashin mucaawino ah iyadoo xustay in dad gaaraya 35 kun oo ruux oo weli gudaha Muqdisho ku suganna ay u baahan yihiin gurmad loo fidiyo.

 

Hay’adda UNHCR oo Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay oo soo xiganeysay Hay’ado Soomaali ah waxay sheegtay in dad gaaraya 2000 oo ruux ay qorsheynayaan in ay gudaha u galaan Kenya, halka kumanaan kalena ay u tahriibeen dhinaca gacanka cadmeed. Halka 600 oo ruux oo kalena ay u jiheysteen dhinaca Dalka Ethiopia.

 

Dhanka kalena, Hay’adda UNHCR waxay sheegtay in xerooyinkeeda ku yaalla Dhadhaab ay buux-dhaafeen. Madaxa Xerada UNHCR ee Dhadhaab oo lagu magacaabo Anne Cambell ayaa sheegtay in xeradaas ay hadda ku nool yihiin 270,000 oo ruux, waxayna intaas ku dartay in 96% ay qaxootigaas yihiin kuwo badankood ka yimid Soomaaliya, inkastoo ay xustay in ay jiraan tiro qaxooti ah oo ka yimid dalalka Sudan iyo Ethiopia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Somali displacement grows rapidly as fighting rages

 

 

This is a summary of what was said by UNHCR spokesperson Ron Redmond – to whom quoted text may be attributed – at the press briefing, on 5 June 2009, at the Palais des Nations in Geneva.

 

The number of Somalis forced from their homes in Mogadishu has now topped 96,000 since the start of fighting between government forces and armed opposition groups on May 8.

 

Out of this latest total of displaced, an estimated 35,000 are still in the city, looking for shelter in more secure areas because they have no means to leave. Some 26,000 have managed to flee to makeshift sites in the so-called Afgooye corridor about 30 kms south-east of Mogadishu, joining 400,000 internally displaced people (IDPs) already sheltering there. The remaining 35,000 have fled to other parts of Somalia. Some of them are also making their way towards neighbouring countries.

 

According to UNHCR's local partners in Somalia, some 2,000 people have indicated that they plan to cross the border into Kenya. More than a thousand said they are ready to risk their lives and make the perilous journey with smugglers across the Gulf of Aden to Yemen. Some 600 people told our local partners they were heading towards Ethiopia.

 

In neighbouring Kenya, the number of new arrivals from Somalia spiked from an average of 100 a day to nearly 200 over the past week. Since the beginning of the year, almost 32,000 people have crossed into Kenya, bringing the total number of Somali refugees in the country to more than 297,000.

 

We continue to rush aid to the displaced in Somalia. UNHCR's local partners have just completed the first phase of an aid distribution south of Mogadishu. Deliveries of UNHCR aid items began on Tuesday 26 May and 12,600 people received plastic sheeting, sleeping mats, kitchen sets, blankets, jerry cans and sanitary pads in Kah Shiqal area of southern Mogadishu.

 

The next phase of aid distribution was scheduled to start earlier this week in the vicinity of a location called Kilometer 13, on the south-eastern outskirts of the Somali capital. During this phase we had hoped to provide humanitarian assistance to almost 30,000 people but the distribution was halted due to fighting between opposition groups and government forces for the control of the main road from Mogadishu to the Afgooye district.

 

UNHCR is leading a task force to coordinate the response and interventions of all humanitarian actors in this new emergency.

 

 

Story date: 5 June 2009

UNHCR Briefing Notes

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this