Sign in to follow this  
Positive

Bisharo

Recommended Posts

Positive   

Bisharo,

 

we have left hell yesterday. Where are we now ? We, the Somali people, are entering a golden age in our history ?

 

Ugu badnaan saddex sano gudahood waxaa inoo dhismaysa dawlad laga dambeeyo oo u adeegta danaha dadka iyo dalka. Waxaa la soo saarayaa khayraadka dhulka hoostiisa ku jira oo ay ugu horreeyaan batroolka iyo gaaska dabiiciga ah. Nabad ayeynu ku wada noolaanaynaa gudaheenna isla markaasna kula noolaanaynaa deriskeenna. Somalia waxay noqonaysaa meel afarta gees ee adduunka looga soo shaqo tago. Dadka soomaaliyeed ee afarta cirif ee adduunka ku kala daadsan waxay ku soo noqonayaan dalkooda hooyo waxayna noqonayaan laf-dhabarta hagta soomaaliyada cusub.

 

Xilli bash-bash iyo barwaaqo ah ayaa inoo furmay ee bishaaro !Bil khayr dhaha.

 

This is my prophecy and my genuine wish for better future for our people. We are already in that future and things are unfolding in front of our eyes. Are there others here who can wish benefiticial future for our people? Mararka qaarkood ayey samaawaadku furan yihiin baa la yiraahdaa oo wixii aynu qalbi saafi ah Ilaah ku weydiisano la aqbalaa. Maxaa WANAAGSAN oo aad inoo saadaalin lahaydeen ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this