Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo:Fariinta & Hambalyada Musharax Cirro Ciiddaa Awgeed

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxa aan saaka kumannaan Shacabka Caasimadda Hargeysa Salaaddii Ciiddal Adxa kula tukaday garoonka weyn ee Stadium Hargeysa.

Farxad ku ciida Shacabkaygiyow. pic.twitter.com/1qkoMwzs1A

— Cabdiraxmaan Cirro (@Abdirahmanirro) July 9, 2022

Waxa aan Munaasibadda Ciidda Carrafo Awgeed hambalyo & bogaadin u dirayaa Shacbiga reer Somaliland meel kasta oo ay joogaan iyo dhammaan Umadda Muslimiinta. pic.twitter.com/qJnhA5pEgv

— Cabdiraxmaan Cirro (@Abdirahmanirro) July 8, 2022

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this