Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

MBB online assassination have started

Recommended Posts

Dalmar1   

Lol, its funny seeing the Qaran dhumis/ National traitors using an Wanted Rapist as their Poster child to attack the Somalia's Government, its despicable and utterly shameful seeing these national traitors (Qaran Dhumis) take an rapists words for worth just to score lowly points against their government.

 

290487496_1194202758096130_5487205039123977330_n.jpg.1911b6dd43faea61d9d176c9f1be52d0.jpg

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Now it is in-person murdering:

Taliyihii Booliiska gobolka Banaadir Farxaan Qaroole oo ku geeriyooday Qarax miino

2022930638001126959877529.jpg

Taliyihii ciiddanka Booliiska gobolka Banaadir, Farxaan Maxamuud Aadan (Farxaan Qaroole) ayaa ku geeriyooday qarax miino oo lagula eegtay deegaanka Basra, halkaas oo saakay ciidamada dowladda kala wareegeen Alshabaab.

Waxaa la sheegay in gaariga uu la socday taliyaha ciiddanka booliiska gobolka Banaadir uu haleelay Qarax miino oo Alshabaab ay waddada kusii aaseen. Waxaa sidoo kale jira khasaare kale oo gaaray askartii la socotay.

Farqaan Qaroole ayaa kamid ahaa saraakiishii kasoo qeyb qaatay dagaallada Alshabaab. Wuxuuna dhowr jeer ka badbaaday weerraro ismiidaamin ah oo Muqdisho lagula eegtay.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilka taliyaha Booliiska gobolka Banadir u magacaabay sannadkii hore, kadib markii kasoo wareejiyay taliyihii gaarka ahaa ee ciidanka Haramcad.

Farxaan Qaroole waxa uu ku biiriyaa saraakiil iyo masuuliyiin sare sare oo dowladda katirsanaa oo ku baxay gacanta Alshabaab. Wuxuu dilkiisa kusoo aaday xilli dowladda Soomaaliya ay waddo duulaan ka dhan ah Alshabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qof wax og qoray qoraalkaan:

Waxaan rabaa in aan maqaal kooban ka qoro sida uu u dhacay dilka halyeygii farxaan Qaroole.

Farxaan waxa uu ku maqnaa dalka debediisa waxa uu soo degay wakhti kooban kahor inta aanu dhiman.

Hawlgalka Basro waxaa qorsheeyay beryahana ku hawlanaa Taliyaha Nabad sugida (Mahad salaad) hawlgalka inta uusan bilaaban waxaa uu mahad salaad sii tegay magaalada balcad.

Farxaan waxaa loo sii diyaariyey in uu soo kaxeeyo Marka uu soo dego Taliyaha ciidana gaarika ah ee NISA (Duufaan) Maxamed Gaayac, qorshuhuna wuxuu ahaa in loo tago taliyaha Nabadsugida Mahad Salaad.

Farxaan waa yimi waxaana ay israaceen maxamed gaayac sidii qorshuhu ahaa waxayna aadeen magaalada balcad, oo uu joogo Taliye mahad salaad.

Mahad waa ka tegay magaalada Balcad intii ay Farxaan iyo jidka kusoo jireen wuxuuna aaday magaalada Basro oo ciidankii qabteen.

Farxaan wuu wacay Mahad makii uu tegay Balcad wuxuuna Mahad ku yiri iigu imoow meel Balcad iyo Basra u dhexaysa, laakiin basra u dhow.

Farxaan waa baxay isaga oo ay wada socdaan taliyaha duufaan wuxuuna aaday dhanka Basro. Markii uu meel aan aad uga fogayn balcad marayo ayaa baabuurtii la joojiye waxaana la galay sawiro, kadib waa la dhaqaaqay waxaana baaburta horgalay gaarigii Frxaan wax yar markii la socday gaariga Farxaan waxaa la kacday miino aad u xoog badan oo tan dhulka lagu aaso ah. Halkaas ayuuna farxaan ku dhintay. 

1. Wadad waa wadadii uu saaka maray taliyaha NISA
2. Farxaan Waxa uu u socday Taliye Mahad
3. Waxaa la socday Farxaan taliyaha ciidanka gaarka ah oo ay Mahad qaraaba dhow yihiin
4. Waxaa markii baaburtu istaagtay horgalay kolayada baaburka Farxaan.

Bal idinku qiimeeya hawshaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Once more moooryaanta lobbyied Facebook to close Cali Yare's influential page after he exposed the connections between kuwa afka duuban iyo dowladda.

Cali Yare reported yesterday a secret agreement between kuwa afka duuban and maamulka Banaadir. Maamulka Banaadir pays lacag laaluush ah bishii to kuwii qaraxyada geysan jiray, just the same way they openly admitted paying Ciyaal Weero to stop isbaarooyinki.

He also reported xasuuqii shirqoolka askarta Eritareeya laga keenay loogu geystay Masagawaa iyo hubkii faraha badnaa gacanta loogu galiyey kuwa afka duuban.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.