Sign in to follow this  
Deeq A.

Ma garanayo ereyo aan ku cabiro xadhiga intan leeg ee loo gaystay Haldoorkii warbaahinta Somaliland.

Recommended Posts

Deeq A.   
Ma garanayo ereyo aan ku cabiro xadhiga intan leeg ee loo gaystay Haldoorkii warbaahinta Somaliland.
Laakiin waxan odhan karaa waa farsamo xumo haysata qaar kamida hay,adaheena waayo wax qariya ayay ka tahay Daaca.
Balse ma oga in marka xadhigu dhaco uu warkii gaadhayo meel ka fog halkii uu awal gaadhi lahaa.
Maxaa yeelay maxaa lagu xidhaydu waa badan jawaabana waala heli oo dad badan ayaa raadin xogo aan helidoodu markii hore muhiim u ahayn ama aan ogayn waxa dhacay.
abiib.jpg
Sidoo kale waxay dhaafi xuduudaha oo waxay xuli daafaha dunida ilayn waxad xidhay dad caana oo warbaahinta dunidu ku xidhan tahaye.
Somalidu waxay tidhaa “Nin hulaab xuni inuu wax qarsanayo ayaa la moodaa”
Hadii waxyaabo qaladi jiraan miyayna ahayn in loo saxo si miyirqabta oo warbaahinta oo dhan la hadlaan masuuliyiintu una sheegaan sidii ay ugu sheegayeen TVga qaranka.
Ugu dambayn waxan leeyahay utudha inamada qaranka ugu shaqeeya duruufaha adag oo usoo cesha xoriyadooda.
Xil- Maxamed Abiib

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this