Sign in to follow this  
Deeq A.

Khasaaraha Ka Dhashay Is Rasaasayn Xoggaan Ka Dhacday Gudaha Jeelka Weyn Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xabsiga dhexe ee magaalada Hargaysa ayaa rasaas xooggani ka dhex bilaabmatay waxaana halkaasi ku dhaawacmay midka mid ah saraakiisha Xabsiga oo la yidhaado Kabtan Cabdi Tiyooto oo Luqunta dhaawac ka soo gaadhey. Waxaa kale oo jira dhaawacyo loo gaystay laba Askari oo ka mid ahaa ciidanka xabsiga.

Maxaabiistan ayaa ciidanka u isticmaalay dhagxaan.

Ciidamada RRU-da ayaa gurmad ahaan u yimid jeelka waxaa kaloo hadda ku sugan ciidan iyo Saraakiil kala duwan oo ka tirsan ciidamada kala duwan ee wadanka. Lama oga sababta rasmiga ah ee maxaabiistu u gadooday.

Wixii faahfaahin ah ee soo kordha kala soco halkan

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this