Sign in to follow this  
Deeq A.

 Xildhibaan Reer Berbera oo ka hadlay Muranka & Dooda hadheysay Dhismaha Suuqa Waaheen

Recommended Posts

Deeq A.   
 Xildhibaan Reer Berbera oo ka hadlay Muranka & Dooda hadheysay Dhismaha Suuqa Waaheen
 May be an image of 2 people, people sitting, sunglasses and text that says 'GAZETTE O GREEN LIGHT Production'
Dooda Dhismaha Suuqa Waaheen.
Suuqa Waaheen dhismihiisa iyo qandaraas naadintiisa waxa iska leh dawladda hoose ee degmadda Hargaisa.
Haddii ay nashqadaynta iska kaashadaan wasaaradda hawlaha guud iyo dawladda hoose waxba kuma jabna.
Wasaaradda hawlaha guud kor joogtaynta tayada dhismaha dawladda xaqbay uleedahay.
Dawladdaha hoose awoodahooda yaanu saamayn muranka xisbiyadda iyo xukumadu.
 macaf.png
Xildhibaan Jaamac Macaf

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this