Sign in to follow this  
Deeq A.

shil ka dhacay nawaaxiga kantaroolka waqooyi ee Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   
shilkas.jpg?resize=717%2C586&ssl=1

Shil khasaara dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa ka dhacay nawaaxiga kantarool waqooyi ee caasimadda Garoowe.

Sawirro laga soo qaaday goobta shilkaas ayaa muujinaya gaari Propox ah iyo gaari verossa oo isku dhacay.

Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa ku dhintay shilka waxaana wararka qaar sheegayan in ay jiraan dad dhaawacyo fudud qaba.

Isbitaalka guud ee Garoowe ayaa xaqiijiyay in la soo gaarsiiyay meydka hal ruux oo keliya.

PUNTLAND POST

The post shil ka dhacay nawaaxiga kantaroolka waqooyi ee Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this