Sign in to follow this  
Deeq A.

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Kulan La Yeeshay wafti uu hogaaminayo Safiirka Sweden

Recommended Posts

Deeq A.   

Komishanka Doorashooyinka Qaranku waaxa xafiiska maanta boqosho ugu yimi wafti uu hogaaminayo Safiirka Sweden u qaabilsan arrimaha Somaliland Ambassador Per Lingarde, waxaa kale oo socdaalka ku wehelinayey la taliyihiisa arrimaha nabadgelyada & dib u heeshiisinta Mr. Johan Svensson.

Waftiga & Komishanku waxay ka wada hadleen arrimo badan oo khuseeya Doorashooyinka & Horumarinta Dimuqraadiyadda Somaliland.

Waxay kaloo ka wada hadleen habsami u socodka & u diyaargarawga Diwaangelinta Codbixiyeyaasha dhici doonta bisha May, 2022 ee fooda inagu soo haysa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this