Sign in to follow this  
Deeq A.

Kooxda Al shabaab oo ka hadashay Dabkii Baabi’iyey suuqa weyn ee Hargaysa.

Recommended Posts

Deeq A.   

Kooxda Al shabaab ayaa sheegtay, in ay aad uga xun yihiin dabkii xooganaa, ee baabiyey suuqa Waaheen, ee magaalada Hargaysa.

Alshabaab ayaa ku dhiirigelisay, in dadka reer Hargaysa in aanay niyad jabin imtixaanka lagu imtixaamayo dhaqaaluhuna uu yahay qadar Alle.

Alshabaab ayaan looga baran, in ay arimahan, oo kale ka hadasho.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this