Sign in to follow this  
Deeq A.

Shahaada-siinta Xildhibaannada Baarlamanka 11-aad oo maalintii labaad ka socota Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa maalintii labaad si habsami leh xarunta guddiga doorashooyinka heer federal ee FEIT uga socota diiwaangelinta iyo shahaado siinta xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka 11-aad.

Xubno laga soo doorto Koonfur Galbeed oo ay  hoggaaminayaan Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe iyo Shariif Maxamed Cabdalla ayaa maanta lagu bilaabay shahaada-siinta Xildhibaannada.

Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe oo ku fadhiya kursiga HOP#189 ayaa saaka lagu bilaabay shahaada siinta sidoo kale waxaa qaatay Xildhibaan Shariif Cabdalla oo ku fadhiya HOP#085.

Sidoo kale Xildhibaan Cabdullaahi Aaden Black ayaa ka mid noqday Xildhibaannada maanta qaatay shahaadada rasmiga ah ee Xildhibaannimo.

PUNTLAND POST

The post Shahaada-siinta Xildhibaannada Baarlamanka 11-aad oo maalintii labaad ka socota Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this