Sign in to follow this  
Deeq A.

Saddex Qof Oo Ku Dhintay Shil Gaadhi Oo Naxdin Leh Oo Ka Dhacay Gudaha Magaalada Burco

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Burco)-Alle haw naxariistee Saddex qof ayaa ku dhintay shil baabuur oo naxdin leh kaas oo ka dhacay Agagaarka Hotelka isha Burco ee Magaalada Burco.

Shilkan waxa sababay kadib markii ay isku dhaceen gaadhi booyad ah iyo tig ( bajaaj).

Shilkan ayaa ka dhacay xaafada plaza ee magalada  burco waxa sido kale ku dhaawacmay 4 qof oo kale oo lagu dabiibaayo cisbitaalka wayn ee magalada Burco.

277006823_1785187305175731_2616290835628 277367432_1785187348509060_1638941940790

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this