Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Siciid Deni oo maanta ku wajahan magaalada Baydhaba

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ku wajahan magaalada Baydhaba, halkaas oo uu kaga qayb-geli doono Munaasabadda sannad-guuradii saddexaad ee ka soo wareegtay markii la doortay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen).

Ra’iisul wasaare Rooble ayaa shalay gaaray magaalada Baydhaba, isagoo ka qayb-galay Munaasabadda sannad-guuradii saddexaad ee markii la doortay Madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen.

Mas’uuliyiin kale oo ka qayb-galaya Munaasabadda ayaa sidoo kale lagu wadaa in ay maanta gaaraan Baydhaba.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Siciid Deni oo maanta ku wajahan magaalada Baydhaba appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this