Sign in to follow this  
Deeq A.

Warweyn:Musharaxii  Hore ee M/weynaha Maraykanka &  2 Senator oo Congresska hordhigay in xidhiidh iskaashiga & Mid Milatari lala yeesho S/land

Recommended Posts

Deeq A.   
Musharaxii  Hore ee M/weynaha Maraykanka &  2 Senator oo Congresska hordhigay in xidhiidh iskaashiga & Mid Milatari lala yeesho S/land
Xidhiidhka Maraykanka iyo Somaliland:Senator Mitt Romney oo ahaa musharaxii Madaxweynaha Maraykanka &  2 Senator oo kale Shaheen iyo Arisch ayaa congresska hor dhigay in xidhiidh iskaashiga iyo mid Milatari lala yeesho Somaliland iyadoo Taiwan 🇹🇼 lala kaashanayo
267869293_10223727331184963_753859757072
mitt.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this