Sign in to follow this  
Deeq A.

Weftigii Wasiir Max’ed Kaahin Hogaaminaayey Oo Shil Ku Galay Jidka u dhexeeya Laascaanood & Xuddun

Recommended Posts

Deeq A.   

Weftigii Wasiir Max’ed Kaahin Hogaaminaayey Oo Shil Ku Galay Jidka u dhexeeya Laascaanood & Xuddun

 shil.jpg
Wefti uu hogaaminayay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo ku sugnaa gobolka Sool ayaa shil gaadhi ku galay deegaano u dhaxeeya Laascanood iyo Xudun ee gobolka Sool.
Gaadhiga Wasiirka Arimaha gudaha iyo gaadhi ay saarnayeen Ciidanka Booliska ee (RRU) ayaa is galay, shilkaasi waxaa ka dhashay dhaawac fudud iyo burbur soo gaadhey labada gaadhi.
Wasiirka Arimaha Gudaha ma jiraan wax soo gaadhay, waxaa dhaawacmay qaar kamid ah Askarta Booliska.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this