Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Nabadgelyada Gobolka Nugaal oo ka shiray Amniga Doorashada

Recommended Posts

Deeq A.   
3-4.jpg?resize=960%2C640&ssl=1

Shirka Amniga Gobalka Nugaal oo Loga Hadlay Xoojinta Amniga Caasimada Garoowe oo ay ka dhacayso Dorashada Xildhibanada Hoose ee Soomaaliya.

Shirka Amniga Oo Uu Shir Gudominayay Gudomiyaha Gobolka Nugaal Waxaa Ka Qayb Galay Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka,, Gudoomiyaha Degmada Garowe Madaxda Garsoorka Iyo Sirdoonka.

Shirka Oo Lagu Lafa Guray Sugida Amniga Madama Lagu Qabanayo Garowe Dorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Barlamanka Somaliya.

Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Nugaal G/sare Xussen Cali Maxamuud ayaa Gudiga NabadGalyada Gobolka uga Warbixiyay Qorshayasha Amni Ee Socda Iyo Kuwa La Qabtay.

PUNTLAND POST

The post Guddiga Nabadgelyada Gobolka Nugaal oo ka shiray Amniga Doorashada appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this