Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’isal-Wasaare-xigeenkii hore ee Soomaaliya oo lagu xidhay  Madaarka Hargeysa.

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’isal-Wasaare-xigeenkii hore ee Soomaaliya oo lagu xidhay  Madaarka Hargeysa.

 carte.jpg
Ra’iisal Wasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Qarte Qaalib ayaa Hada lagu xidhay Saldhiga Booliska ee Madaarka Hargeysa.
Maxamed Cumar Carte sababta lagu xidhay ayaa lagu sheegay markii uu Dayuurad ka soo dagey isagoo ku safraya Baasaboorka Dublaamsiga ee Dawlada Soomaaliya Bixiso, Kaas oo Somaliland ka Mamnuuca,Horena Ciidamada Socdaalka S/landu Siyaasiyiin badan intay u xidheen Baasaboorkana ka xareeyeen,kuwaas oo uu ka mid ahaa Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this