Sign in to follow this  
Tuujiye

2004 SOL NOMAD Awards.......

Recommended Posts

eeeeeeeeeeeeeeeen ,,,, waar niyow waa runtaaye inkastoonan maqal way ku raadinaysay laakiin gabadhaas xishoodkaa ku badanoo qof soo riixa mooyaane laakiin iyadu ma soo dhaqaaqaysee ,,,

 

Ilaahay ha sahlo ,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@qof soo riixo maahee iyada masoo dhaqaaqeyso. Walee waa iga qoslisay, war hadaa aragtid gabar xishooneysa waligaa lagama leexdo, xishoodka waa mid mid ah astaamaha positive-ka ah ee muujiya shukaansiga wanaagsan. Marka sida isku dhaanoo gabarta orodoo wax fiican oo ka farxiyo usheeg.

 

qosol badanaa igaarkaan damiinka ah! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

ahahahahaha ,,,,, Alle u baahne ,,,,

 

Wiilo, adiga xoogaa naga yara gembiso ilayn meesha adigaa lagugu xamanayaaye ha na soo fiirin ,, haye dheh ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

waraa Alle Ubaahne shukaansiga labo qof aa loogu talagaley ee ka dhexbax nooh indho imbili yahoo...waraa zabta aa naga daaheyso hadii aad maanta dhan mada kab ku tuurtid...laasha istaare yaaqee..

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Goorma waaye arooska yaakhay...

 

ani ilaayo intee baa idiin sheegaayay in ay meeshaan wax ka soo socdaan...

 

I agree with nune, xalaal waaye ee qal..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Labdadiinaba waad iska hadlaysaan ( nuune iyo Qac Qaac ) arooska aad sheegaysaan waxaan umalaynayaa waad ku riyooteen. Taa waxaa layiraahdaa riyo maalin caday...wake up guys it was just a dream,,,,,,,,,

 

 

Go figure:............

Share this post


Link to post
Share on other sites
nafta   

loool wiilo...these guys just want the free bariis icon_razz.gif

 

Qac Qaac iyo Nuune, cashada caawo aan kariyay waxba kasoo haray ee ur more than wlc to help yourselfs ;):D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^^ nafta, abaayadiis karroon, intaasba haddii lagaa helayba dowlaa tahay wallaahi, muggoo reeb reebka aan iskaga jireynaa ani iyo Qac Qaac laga yaabo iney wax ku duuganyihiin smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

nuune nafta iska jir..bariiska ee musbaar kuugu duugee...

 

wiilo hada aroos ma jiro miyaa maxaa waaye riyadaan aa sheegeesid. ani waxaan u qabay shukaansiga in uu marooyo dabaqii ugu danbeeyey saa u dhiseyseen..

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nafta   

waraa Garab...maa waalantahay...sidee baan walaalkey oo qaaliga ah cuntada musbaar ugu qarink karaa...haddaan rabo inaan ka taqaluuso sayftii Al-Zarqaawi ayaan soo diyaarsan lahaa, bloody but less messy than musbaaro icon_razz.gif ...laakin im fond of him, so i'll spare him :D

 

Nuune, cuntadaada microwaveka ayee kugu sugaysa, marka haa is martiyeenin ee dig in ;) same goes for you Garab...i'm feeling generous caawa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this