galbeedi

Qoor Qoor should crush the anarchist and avoid a frozen conflict in Galmudug.

Recommended Posts

Abdi90   

The biggest mistake would be letting them in peace, they must be hunted until they are totally disabled militarily, otherwise they can anytime create new chaos

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fiqi and co. loo jawaabayaa:

 

Qoorqoor oo weerar culus ku qaaday siyaasiyiinta taageeray AHLU SUNNA

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo haatan ku sugan Guriceel ayaa ka hadlay xaaladda magaaladaasi, wuxuuna sheegay in markale aysan aqbali doonin inay soo laabato dhibaatadii ka dhacday Guriceel.

Qoorqoor ayaa sheegay in Ahlu Sunna ay taageerayeen ‘cadow’ uu tilmaamay inay kasoo horjeedaan horumarka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in siyaasiyiinta taageeray Ahlu Sunna la bartay, isla-markaana ay qaadeen waddo aan habooneyn, sida uu hadalka u dhigay.

“Annaga na dhaliila oo xitaa been naga sheega siyaasadda ayaa iska ah waxyaabaha qaarkood laakiin nuuca aad tihiin hadda waa la idin bartay ee dadka ha isa sii barinina, Dowladnimada, Sharciyadda & Wadajirka Galmudug difaacda, qof qaldana xumaan aad wadato & xil aad raadineyso oo si xun u fakireyso haku saacidin” ayuu yiri Qoor Qoor.

Madaxweynaha Galmudug oo hadalkiisa sii wata ayaa farriin u diray hoggaanka Ahlu Sunna Waljamaaca wuxuuna ugu baaqay inay ka faa’iideystaan fursadda ay weli heestaan.

“Dadka hubeysan ee duurka galay haka faaiideystaan fursadda aan siinay” ayuu markale yiri Axmed Cabdi Kaariye.

Ugu dambeyn wuxuu ku goodiyey inay gacan bir ah ku qaban doonaan cid weliba oo isku deyda inay carqaladeyso Galmudug, isla-markaana ay ka qaadi doonaan tallaabo adag.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo uu soo gabagaboobay dagaalkii ka dhacay Guriceel, kadib markii ay magaaladaasi isaga baxeen xoogaga Ahlu Sunna ee ku sugnaa halkaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I am glad the government prevailed. Many including 'analysts' were asking the government to sit down ASWJ.  A government cannot sit down with every militia.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   
9 hours ago, Che -Guevara said:

A government cannot sit down with every militia.

This must be a lesson for every illegitimate group trying to size power. The Hir-Shabeelle leader Mr. Guudlaawe should take a copy from Guriceel lesson and defeat the fake colonel called Sanay and enter Beledweyne with full force.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.