Sign in to follow this  
SeeKer

Younger Wife=Marital Bliss

Recommended Posts

Tuujiye   

^^^ I hear ya awoowe.

quote:

--------------------------------------------------------------------------------

Originally posted by Tuujiye:

Xiin Say walaahi crew anaa ka danbeeye ii dhaaf saaxiiboo la'aantood abaar waaye!!!

--------------------------------------------------------------------------------

Need I say more?

loooool Castro ragaadi baad tahay saaxiib..... I see you trying to take my jokes in some form of puting me down lool maskiin aa tahay saaxiib bax raadso help...

Xiin saaxiib gabar waa gabar ama ha weynaato ama ha yaraato.. run ahaantii ninka raga ahi uma kala saarna gabarta da'dee laakiin wuxuu ku xisaabtamaa ragnimadiisa iyo aboodiisa. Ninka caqliga lehe wuu abood ku leeyahay in uu dhaqdo oo uu nin u noqdo naag ka weyn sidee rabtana ha ugaga waayo aragsanaato.. Ninka doqonka ahi oo meel kaliita ayaa ka carara gabar ka da' weyn maxaa yeelay isku heleyn ma qabo...

Wareer Badanaa!!!

Share this post

Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Tolow Tuujiye ma subag saddex jir ah ayuu caawa soo dhamay?

Geesinimo aan caadi ahayn ayuu la soo shirtagay

Wareer badanaa :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this