Sign in to follow this  
Tuujiye

Short woman!!!

Recommended Posts

nuune   

^^^ no one said they are ugly, they are beautiful Maasha Allaah, waa kala xiranyihiin ayuka dhanbo asasiino waaye,

 

Laakin xoogaa kibir aa ku jiro aa la yiri, and that is not just them, but every nations's gurls who are gaagaaboos, micnaha waa saas!

 

 

Gabar gaaban oo foolxun maba arkin ani, foolxumo iyo gaabnaan hadee isku darsato najjaynaa yaa canbaruud

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Gabar gaabni ee ku qurxoontahay, tii dheer sisi bey wax ka yihiin...Gabar gaabana warkeeda iska daaya, ee raga gaagaaban baan aniga u naxsanahay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ U naxsanoow ragga gaagaaban ehehehe,

 

 

Nin gaaban oo fool xun baa wuxuu qabay gabar qurux badan oo dheer qalanjo ah.

 

Maalin buu usoo galay ayadoo si fiican isu qurxisay. Markaas buu isha la raacay awoodina waayay inuu ka jeesto. Markay aragtay siduu u eegayo bay tiri: “Maxaa kugu dhacay?".

 

“Wallaahi aad baad u qurxoonaatay” ayuu ku yiri. Markaas bay tiri ayadna: “Ku bishaareyso inaan aniga iyo adiguba Janno geleyno”. Suu weydiiyey: “Oo xageed ka ogaatay?”. “Anoo kalaa lagu siiyey markaas baad shukriday, adoo kalena waa la’i siiyey markaas baan sabray, qofka shukriya iyo ka sabraana waa ehlu janno” bay hadal ugusoo jartay smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Prinz   

AfroGirl loolz ani wax ma ceenin day, I was just talking about the reality.

 

Mideeda kale it's true gabdhaha gaagaaban wey nuuraayaan, I rememba that ganbar-sized chick oo aan isku xaafad aheen, and she was undoubtedly gabadha xaafada ugu sidata specially xaga cadaanta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Nin gaaban oo fool xun baa wuxuu qabay gabar qurux badan oo dheer qalanjo ah.

 

Maalin buu usoo galay ayadoo si fiican isu qurxisay. Markaas buu isha la raacay awoodina waayay inuu ka jeesto. Markay aragtay siduu u eegayo bay tiri: “Maxaa kugu dhacay?".

 

“Wallaahi aad baad u qurxoonaatay” ayuu ku yiri. Markaas bay tiri ayadna: “Ku bishaareyso inaan aniga iyo adiguba Janno geleyno”. Suu weydiiyey: “Oo xageed ka ogaatay?”. “Anoo kalaa lagu siiyey markaas baad shukriday, adoo kalena waa la’i siiyey markaas baan sabray, qofka shukriya iyo ka sabraana waa ehlu janno” bay hadal ugusoo jartay

lol, ma kii lagu yiri baa "Labada Melood, Meel uun ku ekoow" :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

:D:D

Anoo kalaa lagu siiyey markaas baad shukriday, adoo kalena waa la’i siiyey markaas baan sabray, qofka shukriya iyo ka sabraana waa ehlu janno” bay hadal ugusoo jartay

:D:D:D:D man taas ma dheereen abaa hadee saas u hadleysay. Gaabtoo asbaxad eh ee aheed!!!!

 

 

KK geed yahee aad u qabtid islaan cali beesteen oo luqluq tufeyso, aniga cadaan maa wax ka sheegay? loooool I know in aa cadee tahay laakiin un like you dad badan aan ku qurxaneen aa jiraan nooh been miyaa?

Aniga abidkee bajaq ma iga jijibin oona wiligeed ma iga jijibin doonto seecamal adiga? ha gaabnaato aa tiriyee wili ha kuusnaato.. iyadoo wili "aboo maxaa dhahday" i dheheeso aan tundheer ka xareenaa lol....

 

JB looooooooool I guess adiga ganbar ayaad ku sheekeysaan and not kursiga guriga yaah looool

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ looooooooooool Ani ma dheeri mana gaabni.. calaashaan juusto aan ahay meelaha qaarkoodna waan ka irzaaqsanahay aamiin loooool....

 

 

Waraa wili meesheeda ka wada...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this