Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

1.5 meeting

Recommended Posts

I dont' think it is even one clan members. It is one sub-clan called Dawn members and one lone other Soomaali one. Sheekadaan intee marsiin rabaan. Also wasiir ku xigeenka warfaafinta C/raxmaan Alcadaala (closest in the left) is the one who hijacked Telefishinka Qaranka iyo Raadiyo Muqdisho's programs to be Maxamed Xuseen Rooble's mouthpiece.

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha

2021914637672107609337839.jpg

Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho Xubno ka tirsan Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya.

Kulanka dhexmaray Rooble iyo masuuliyiinta ka socotay Midowga Musharaxiinta ayaa waxaa looga hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaalada siyaasadeed ee dalka, dardar gelinta arrimaha doorashooyinka iyo waliba Kiiska Ikraan Tahliil sidii cadaalada loo waafajin lahaa.

Dhinaca Midowga Musharaxiinta waxaa kulanka fadhiyay Madaxweynayaashii hore Shariif Sheekh Axmed, Xasan Sheekh Maxamuud, Siyaasi C/raxmaan C/shakuur, C/qaadir Cosoble, Ridwaan Xirsi Maxamed iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale kulanka labada dhinac uga wada hadleen sidii xal loogu heli lahaa khilaafka daba dheeraaday ee ka dhaxeeya madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Rooble.

“Waxaan maanta kulan mira dhal ah la yeelannay Ra'iisul wasaare Rooble. Waxaan ka wada hadalnay sidii uu kiiska Ikraan Tahliil ku heli lahaa caddaalad, looguna simo hay’adaha garsoorka, in dardar la geliyo arrimaha doorashooyinka iyo la qaboojiyo xasaradda” ayuu yiri Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan C/shakuur Warsame.

Kulankaan maanta dhexmaray Raysal wasaare Rooble iyo Midowga Musharaxiinta ayaa waxa uu imaanaya iyada oo weli taagan tahay khilaafka u dhexeeya Farmaajo iyo Rooble, islamarkaana la isku dayay dadaalo lagu xalinayo khilaafkooda, kaaso natiijo la'aan kusoo dhamaaday.

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   

National Tv and Radio broadcasting are taken over only in a coup. Otherwise they should be doing their regular programming.

This Rooble guy supposed to conclude the election by end of August, yet the election isn’t even in his radar.

Everyone is waiting for big money from the donors  in the name of election. If the would be millions do not show up on time expect this thing to drag On til next year.

Hadaanu dalkaba kala dirin Rooble the Trouble

Share this post

Link to post
Share on other sites

I was watching Telefishinka Qaranka's Youtube videos last night. This was the last videos posted I screenshot on last night:

Screenshot-20210915-011234-com-google-an

Meeshii telefashin Mudug laga leeyahay ka dhigeen. And two videos with big mucaarad Odowaa's thumbnail is very telling. Xataa dad aanan wax qori jirin la keenay, titles messed up and badly written.

Degmooyinkii iyo magaaloyinkii wararka laga soo tabin jiray - from Buuhoodle to Xuddur to Boosaaso to Jalalaqsi to Dooloow - aad u yaraadeen in the last three weeks. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Maba xishoonayaan. 

The whole national affair was transformed as a clan negotiations.

Imagine if four members of the D block sat together? Odayaashii beesha ayaa  shir jaraa'iid qaban lahaa.

Also, national TV and RAdio should be 4.5. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
Khadafi   

MMA Those who  ockupied the water and the tried to "sell" the water, ockupied the costal lands of xamarwayne, marka, baraawe have not changed. Traditions do not change. One thing guidlines Baidoa-xamarwayne,  even warsheekh to bareewe. The word is "Xishood". It means you see the bigger picture and avoid becoming the trangessor. Those from from mudug and above up to Hargeysaa do not know the culture of xishood in the means of being peacefull.

While southerners were composing religious poems and chants. People from mudug and above, upp to hargeysaa and carta were  100 years ago they were boasting and bragging  in poems about killing their cousins and stealing camels from each other.  I will write a historical post in another thread but during the 1940-50 a group of intellektuells consisting  of  coastal somalis -baidoa Somalis who made a foresight that this would have happen and wanted a federal or a seperate state. The SYL with pan-somalism saw them as a bigger political threat and labeled them as "pro-talyaani" group. In order discredit them. Indeed, what they they foresaw happened, it happened in a massive scale

Share this post

Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Khadafi said:

Reer Xamardaye ayaa ka hadleysaa yaah. s0237.gif

About HDM party, led by Ustaad Cismaan Maxamed Xuseen iyo C/qaadir Soobe, who advocated the federalism for the interior riverine southern regions in 1940s to 1950s, share with us your ideas. Ustaad Cismaan was murdered for his political views in early 1950s.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.