Sign in to follow this  
Deeq A.

Hargeisa:Xildhibaano ka hadlay Xaflad laga joojiyey,Yaase ka joojiyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Munaasibad caawa ay haween magaalada hargaysa ku dhaqani uqabanayeen xildhibaan guruuje iyoxildhibaano kale oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada  cusub ayaa waxaa hor istaagay ciidamo boolis ah kuwaasi oo gabi ahaanba diiday in la galo huteelkii loogu talo galay munaasibadu in ay a qabsoonto.

XOOG.pngxil-khadar.png

Ciidamada booliska ayaan faah faahin ka bixin sobobta ay uhor istaageen qabsoomida munaasibadani iyagoo dadkii kasoo qaybgalay xoog ku kala eryay.

XIL-KOODBUUR.pngciidamo-1.jpg

Dhanka kale qaarkamid ah xildhibaanadii ka qaybgalay munaasibad oo warbaahin la hadlay ayaa sikulul ucanbaareeyay talaabada ay ciidamadu kaga joojiyeen munaasibada taasi oo ay ku tilmaameen mid sharci daro ah ismarkaana ah cabudhin iyo cago juglay,

ciidamo-boolis-ah.jpg

Halkan ka Daawo Muqaalka Warkan:-

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this