Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo war ka soo saartay Tartanka Ciyaaraha Gobollada

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland ayaa go’aamisay in la dhammaystiro Kulamada harsan Tartanka Ciyaaraha Gobollada Puntland oo muran iyo khilaaf hareeyay.

Warqad ka soo baxday Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland Jaamac Faarax Muuse ayaa lagu go’aamiyay in la dhammaystiro Kulamada ka harsan Tartanka 8-aad ee Ciyaaraha Gobollada Puntland.

Wasiirka ayaa faray dhammaan Guddoomiyaasha Tartanka Ciyaaraha Kubadda Cagta Gobollada Puntland in loo diyaar garoobo dhammaystirka Tartanka waxaana uu ku hanjabay in tallaabo laga qaadi doono Xulkii u hoggaansami waaya go’aankan.

one-1.jpg?resize=720%2C1007&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Puntland oo war ka soo saartay Tartanka Ciyaaraha Gobollada appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this