Sign in to follow this  
Deeq A.

Laba Arday Ah Oo Macalinkoodii Dugsi Qur’aanka Ku Dilay Gobolka Mudug Ee Dalka Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka ka imaanaya deegaanka Laankadawo oo ka mid ah deegaanada hoos yimaada magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi shalay galinkii dambe lagu dilay Macalin Dugsi Quraan.

Macalinka la dilay ayaa caan ka ahaa deegaanka Laankadawo iyo tuullooyinka ku dhawdhaw ayaa lagu magacaabi jiray Macalin Cabdisalaan Maxamuud ilkaweyne, kaaso la dilay xilli uu ku sugnaa hoygiisa sida ay xaqiijiyeen dadka deegaankaasi.

Dilka Macalinka ayaa la sheegay inay geysteen laba wiil oo ka mid aheyd ardaydii uu barayay dugsi Quraanka, kuwaas oo dilka Macalinkooda u adeegsaday Faash iyo Maqar oo ay kala dhaceen qeybaha sare ee jidhkiisa, isagoona markiiba goobta ku geeriyooday, Halkan hoose ka DAAWO warkan

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this