Sign in to follow this  
Deeq A.

Waa Kuma Daahir Ayaanle Oo Loo Doortay In Uu Noqdo Senator Ka Tirsan Aqalka Sare

Recommended Posts

Deeq A.   
Ganacsade Daahir Ayaanle Siciid ayaa ku guuleystay kursiga 6aad ee Aqalka sare BJFS, kadib markii cod gacan-taag ah 64 Xildhibaan ku ogolaadeen.
waxa uu noqday Senatorkii 6aad ee ka soo baxa Puntland, halka Musharaxii kale Maxamed Cumar Maxamed uu ka haray tartanka.

Waxaa uu ku dhashay 1962-dii, ilaa dusgi sare isla Xamar, waxaa uu kasoo shaqeeyey guud ahaan dalka gaar ahaa hey’ado maxali ah iyo kuwoo caalami ah.

Waxaa tagay Puntland burburkii kadib, waxaa uu ka mid aha aasaasayaasha waxbarashada Puntland, waxaa uu kasoo shaqeeyey caafimaadka.

Goobjoog News 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this