Sign in to follow this  
Siciid1986

Ninka Ugu Gaaban Somaliland Oo Bogaadiyay Golaha Guurtida

Recommended Posts

( u_2763d_2009-9-26-10-12-35f_shucayb_yare

 

 

Hadhwanaagnews) Saturday, September 26, 2009

Shucayb Xasan Ducaale, oo ah ninka ugu gaaban dalka Somaliland, ayaa bogaadin u soo diray golaha guurtida iyo saddexda xisbi qaran ee Somaliland.

 

Ninka Ugu Gaaban Somaliland Shucayb

Shucayb, oo isagoo ku sugan magaalada Addis Ababa xalay la soo xidhiidhay xafiiska Geeska Afrika ee Hargeysa, waxa uu golaha guurtida ku bogaadiyay go’aanka ay shalay gaadheen oo uu ku tilmaamay go’aan badbaado. “Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa golaha guurtida oo aan ku bogaadinayo go’aanka taariikhiga ah ee ay gaadheen.” Ayuu yidhi Shucayb, waxaanu intaas raaciyay, “Waa go’aan guurtinimo oo soo nooleeyay sumcadii Somaliland.”

 

Mr. Shucayb, waxa uu sidoo kale hambalyo u soo diray saddexda xisbi qaran, “Sidoo kale, waxaan hambalyo u dirayaa saddexda xisbi qaran iyo madaxdooda oo aan ku ammaanayo go’aanka ay qaateen ee geesinimada leh.” Ayuu yidhi Shucayb oo muddooyinkii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Addis Ababa ee Itoobiya.

 

 

Wargeyska Geeska Afrika,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this