Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Reer Koonfur Galbeed are celebrating for this

Recommended Posts

Duufaan   
On 7/29/2021 at 5:43 AM, Mastermind said:

You can understand quite a bit because you lived in the South. Most people who lived in the South at some point know certain Maay words like "ariiroow meey fadaase", xagee dhuuryaysasa" etc but it is not intelligible to Af maxaatiri speaker in Gaalkacyo or Hargaysa.

Look at this poem in Af maay and tell us what it means:

Ganaane gubow gaala guuriow Gooble maahinoo Geelidle ma goynin
Gembi iyo waran guraantiis aa loogu soo gayooday, Gooble
Gacalkiisa guri curad aa looga soo guuray Haddana nin walba aa
Soo gamgamohaayo, goofka beereed waa la goostay, gelgeshii
Gaashada daaqeysana waa la goostay, gunta intee la geyn doonaa?
Gobroontii soo gaartay Gobroontaan ma ahayn, gargooye Ibraahim
Cumar Xaaji goodaalka adunyada markii joogeen, Awow Gaduud Cali -
Mahinoo - Awow Gaduud Cali Abukar, Yusuf Maxamuud iyo goodaalka
Addunka markii joogeen, ganuunka ganuunkan ma ahayn, Awow
Gudgudoome Cumar Adeerow goodaalka aduunka markii joogeen
Ganuunka ganuunkan ma ahayn. Beereed waa la goostay, gelgeshii
Gaasha la la goostay, gaasha intee loola guuraa ?

Ganaane gubowow, gaala guuriow-aa
Gelgeshii la goostay go'aan maad ka gaart-aa (gaartay) ?

In short translation your selected poem, has same meaning and porpuse as Ismaaciil Mire famous poem- Guugguulayahow

 1) Guuguulayahoow haddaad gu'ga u ooyeysid
 2) Haddaad mooddey keligaa in uu gubayo jiilaalku
 3) Ama aad gabooyaha ku madhan gama' la diidayso
 4) Giddigood addoomaha waxaa gaadhey nabar weyne
 5) Abaar gaag ma reebaa dhacdiyo Gaatamoo kale e
 6) Gartaa ma aha keligaa indaad gaar u cabataaye
 7) Guumeys cirro leh baan ahee waar aan ku gaadhsiiyo

😎 Geelii adduunka u adkaa gobo’ la weydowye
 9)  Golihii ka kici waa raggii geydho hayn jiraye
10  Tuuladuu il gabadh-leynayaa gobol barbaarkiiye
11) Hadduuna timirtan goob dhigi lahaa jiingaday geline
12) Nina uma gargaareen haddaan gaadhka laga hayne
13) Gumburigii badhbaa joogsadiyo gorayo-cawshiiye
14) Saryankii garbaha weyn lahaa goob ka kici waaye
15) Waxa goonidaaqii habsaday gubaddadii Hawde
16) Garanuugta iyo deeradii gaag yar baa hadhaye
17) Gobey iyo askari geyfan baa goodirkii jaraye
18) Guuyadiyo jiiskii hadday kala gol waayeene
19) Kama guuxo aargoonlihii geliga toomoode
20) Shabeelkii gabraar lagu idlee Giiro layn jiraye
21) Oo godadkii kama soo ciyaan gabanadiisiiye
22) Hargihiisa nimankii gataa guuldarra u sidaye
23) Gaadiidkii la dhaansanahayiyo giindhaygii madhaye
24) Ahminkii la gawrici jiriyo gaabay adhigiiye
25) Goggii subagga laga dhoobi jirey haatan gorofowye
26) Basaas baa timihii kala go'een gaaridii dumare
27) Gorgorkiyo dhurwaagii laftaad galayax moodaaye
28) Neef kama gurxamo dooxadii garada fiicnayde
30) Garoowe iyo Bookh baa qaar harraad u go'ayaane
31) Gocondho iyo daal bay qabaan garow la'aaneede
32) Ayaxii geyiga joogi jirey guuto lagu saarye
33) Gubniyaa hareeraha ka galay gaadhiyaal wada e
34) Geedihii sun baa loogu daray geerina u badaye
35) Wax ma galabsannine maalin baa loo guddoonsadaye
36) Galowga iyo fiintii naf bay giida la hayaane
37)  Gurxankiyo cabaadkiyo haddaad gooha demin weydo
38) Adigaaba lagu gaadayaa gooshkan dabadeede
39) Gaagaabso oo aamus yaan gaadh lagaa qabane

Share this post

Link to post
Share on other sites

Garre language is the most ancient Somali language, somewhat close to Af-May and Af-Boon. The modern Af-Maxaatiri is relatively new compared to other Somali dialects. And Af-Maxaatiri, especially of the North, borrows heavily from Arabic.

Xaaji,

The standard Somali is the Mudug dialect, and the least corrupted Af-Maxaatiri dialect is reer Somaligalbeed. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Duufaan said:

Kan ismail mirre waa fahanaye kan kale noo fasiray Sheikhul Bari Walbaxri kkkk.

Share this post

Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Che -Guevara said:

Garre language is the most ancient Somali language, somewhat close to Af-May and Af-Boon. The modern Af-Maxaatiri is relatively new compared to other Somali dialects. And Af-Maxaatiri, especially of the North, borrows heavily from Arabic.

Xaaji,

The standard Somali is the Mudug dialect, and the least corrupted Af-Maxaatiri dialect is reer Somaligalbeed. 

Af Garre waa Af Garre not a Somali. Garre tribe also live in Lower Shabelle Qoryooley to be precise and they share nothing but the name. My friend is Garre and he told me when they used to visit Garre's in Kenya, they could not understand them and they needed a translator. It does not matter how languages are related if they are mutually unintelligible, they are two different languages no matter what.

There are so many languages that are very close to each other and even can understand each other a bit but still are classified different languages. For example, Dutch and German, Spanish and Portuguese; Swedish and Finish etc etc.  

Share this post

Link to post
Share on other sites
4 hours ago, Che -Guevara said:

Garre language is the most ancient Somali language, somewhat close to Af-May and Af-Boon. The modern Af-Maxaatiri is relatively new compared to other Somali dialects. And Af-Maxaatiri, especially of the North, borrows heavily from Arabic.

Xaaji,

The standard Somali is the Mudug dialect, and the least corrupted Af-Maxaatiri dialect is reer Somaligalbeed. 

I wouldn't call majidho wa jidha standard somali dialect. I do agree reer somali galbeed is the least corrupt. A region I am proud of. 

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.