Sign in to follow this  
Deeq A.

Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland Oo Shaaciyay Musharixiinta Ay U Xusheen Gudoomiyaha Iyo Labada Ku-Xigeen Ee Golaha Wakiilada

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xisbiyada Isbahaysiga mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID ayaa si rasmi ah u shaaciyey xildhibaannada ay ku heshiiyeen in ay noqdaan Shir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland.

Isbahaysiga Mucaaradka ayaa saddex cisho oo xidhiidh ah shirar uga socay magaalada Hargeysa, waxa ayna Shir-guddoonka ay dhisayaan u doorteen.

1- Jagada Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Xildhibaan Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo laga soo doortay gobolka SOOL kana soo baxay Xisbiga WADDANI.2- Gud. Xigeenka koowaad Xildhibaan Cumar Jaamac Faarax oo laga soo doortay gobolka (SANAAG) Xisbiga UCID.3- Gud. xigeenka Labaad Xildhibaan Cali Caamud Jibriil oo laga soo doortay gobolka (AWDAL)-UCID .May be an image of 5 people, people standing and text that says 'CAOMALADDA XISBIGA WADDANI SOMALILAND NATIONAL Û PARTY JUSTICE AND WELFARE PART SOMALILANO NKA OHIR ADAG AHa KA'

May be an image of 5 people, people standing, suit and text that says '之 XISBIGA WADDANI SOMALILAND NATIONAL PARTY JUST UCID CORRRN WELF SOMALILAND KA XILD KULA K RAANADA GOLA UCAAR DDAN!'

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this