Sign in to follow this  
Deeq A.

Toogasho Xalay Ka Dhacday Caasimadda Jarmalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Ugu yaraan 3 qof ayaa la sheegay in si xun loogu dhaawacay Is-rasaasayn saqdii dhexe ee xalay ka dhacday caasimadda dalkaasi ee Boon.

Wargeyska Maalinlaha ee The Bild waxa uu qoray inay Toogashadaasi ka dhacday Degmadda  lagu magacaabo Degmadda Arooska oo ku taalla Caasimadda dalkaasi ee Boon.

Dhibanayaasha la dhaawacay waxaa loola cararay Isbitaalka oo lagu daaweynayo.

Ninkii weerarkaasi geystay ayaa la sheegay inuu baxsaday, waxayna Ciiddanka bilaabeen Baaritaan, iyagoo go’doomiyey goobta ay Toogashadu ka dhacday.

PUNTLAND POST

The post Toogasho Xalay Ka Dhacday Caasimadda Jarmalka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this