Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamada Gobolka Sool Oo Maanta Ansixisay Xubnaha Cusub Ee Golaha Deegaanka Degmada Laascanood

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Laascaanood)-Maxkamada gobolka Sool ayaa maanta ansixisay islamarkaana dhaarisay, xubnaha cusub ee golaha deegaanka degmada Laascanood oo ka kooban 13 Xubnood.

Munasibada Dhaarinta waxaa goob-joog ahaa masuuliyiinta heer gobol iyo heer degmo ee gobolka Sool, Sarakiisha lamaha amaanka iyo masuuliyiin kale.

  • 1-1.jpg
  • 4bfef8fc-4e53-4897-8bc7-43f8738045e5
  • e888a9d1-62a0-4f09-a278-1f05d819efef

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this