Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynihii Hore ee Zambia oo Geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa goordhaw geeriyooday Madaxweynihii hore ee Zambia, Kenneth Kaunda.

Kaunda ayaa jiray da’da 97 sano, isagoo muddoo yinkii dambe xanuun sanayay.

Kenneth ayaa talada Zambia la wareegay 1964 xilligaas oo ay xornima qatay Zambia .

 

Waxa uuna xilka baneeyay 1991 xilligaas oo doorasho looga adkaaday.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this