Sign in to follow this  
Paragon

(SOL Secret Society)

Recommended Posts

Indhoos   

War meeshaan maanta maxaa kasoo socdo?...qalbi jabis.net

 

Party aan orkay orodaan ku galay mise waaba koox xukun doona, waa soo gidaaday...Secret society baan arkay, falaagaan mooday xisbiga dhinaca kale kasoo horjeedo, waa soo orday...Waa kanaa, like KK said.

 

Senior Nomads waa loo yaaban yahay maalinka maantaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Waa isagiiyoo weli muttuxane, KK, Buuxo iyo Indhoos, waxaan soo wadaa Radio SOL (live call in) mardhow. Kana soo geli doona Mawjadaha gaagaabane Shukaansiga iyo xamxamta, iyo Mawjadaha dhaadheeree Guur doonka iyo garoob gaadka. Waxaana ku xigi doona Radion Qudbasiro.

 

 

KK, dabaqa 12naad baan deganahay waana lagu idil yahay buildingka - riyo maxaa keeneyba?

 

Xittaa islaantii jaadka ayaa iga sarreysa.

 

Carriga waa barwaaqeysan yahay. Qaar badan oo kala jaadjaad ahna waa la is bartey... :D

 

Isku dul tuur unbaana ku xigi. Lol. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaan islahaa meesha Freemasonry SOL chapter ayaa ka jira or least some sort of fetish s*x club. Waa ku soo lug go'nay. Jamaal tani waa xaaal :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Jamaal11:

 

Abwaanka, haa haa. Cumarkii idoolaha ahaa so ma aha?
smile.gif

 

Hada beenaalaad tahay miyaad ii qarineeysaa?

 

;)

lol...Jamaal11 xaasha been ka dheeride, ee waxaan islahaa amaa sidii Cumar marka dambe la dhahaa Jamaal11 wuxuu soo qoro wuu nagu ciyaarayaa oon qofna akhrisan...!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Adeer, Abwaan, waxaan soo qorey markii hore ayaan meesha ka saarey. Saykooloojiyada Siyaasada ayaa waxay u baahan tahay soo jiidasho marka hore... marka xigana :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this