Sign in to follow this  
Paragon

(SOL Secret Society)

Recommended Posts

Paragon   

^Maxaa dhacay? Wixi dhacay dhulka ka qaado. smile.gif

 

Abwaanka, haa haa. Cumarkii idoolaha ahaa so ma aha? smile.gif

 

Hada beenaalaad tahay miyaad ii qarineeysaa?

 

I said 'don't bother coming in here' laakiin still xiiso ayaa ku qabatay miyaa? Couldn't resist inaad click gareeyso. Fara cun cun miyaa.

 

Buuxo, inaan weli ku jecelahay - weeydii dadkaba qaar. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jane   

Originally posted by Jamaal11:

Buuxo, inaan weli ku jecelahay - weeydii dadkaba qaar.
;)

What was I saying about Casanovo Jamaal? lol.

 

Now that is sorted and everyone knows where they stand, what is this secret society and shoudn't there be a password to get in?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^What you just quoted that I declared to Buuxo is half of our manifesto. But to understand the message you'll need Al-Shabaabi3.0 Xujo decoding machine.

 

You think we are preaching love when we are infact fighting. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Jamaaloow maanta Al-Shabaab hadey wax ii gali lahaayeen soo karbaash kaagama saareen jahwareerka aad SOL ku heyso labadaan bari!!! :mad: Maalin aad nadhahdo 'Nicest Somali' iyo maalin aad dhahdo 'SOL Secret Society', aad hadana markaan soo galno naleedahay carada indhaha idiinka jirto iska saara! :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

LOL@Al-shabaabi3.0Xujo decoding machine.

 

Ngonge,We taking down your SNP :D

 

Jamaal,Let Jane in on the secret.

 

Jane,Fariid.Didn't take you long to figure J11. Af macaanee weeye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Lol@af macaanee. But Jane loves cassanova more than bad maceeye. Dhegtaan ugu sheegi doona. smile.gif

 

 

KK, shaqshaq aan ka wadaa SOL nooh. Tan hay tan tuur, tan salaan tan ...axam..salaax. Waa la soo batay walaaleey :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL@salaax...

 

Nagadaa hee, masaakiinteenaan wardoonka ah intaad isleedahay wax tuur, salaan iyo salaax, hana luggoynin...Mise hada kadib topic aad bilaawdo soo gali maayo, saa waxaan isleeyahay wiilka salaaxid buu wili meesha kawadaa... :D

 

Saasaa lagaa rabaa, kala shabi kuligood...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Lool. Kool, waa iga bes maanta. Meelo badanoo SOL xataa ka bax gacanaan soo mariyey...

 

Marka been up illaa 3.30 xalayto haddase waan ka seexanaa.

 

Next time oon wax kala shaandheenaayo, do not enter sign aan ku dhejinaa albaabka smile.gif

 

maqrib, cisha, casho, duc waaye ...

 

Habeen wanaagsan walaashii

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this