Sign in to follow this  
Deeq A.

FARMAAJO Iyo Amiirka Dalka Qadar Oo Khadka Telefoonka Kuwada Hadlay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Madaxwaynaha Soomaaliya  Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo Amiirka Dowladda Qatar  Tamim Bin Hamad ayaa khadka telefoonka isku dhaafsaday Hambalyadda Munaasibada Ciida.

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa amiirka Dowladda Qadar Iyo Shacabkiisa urajeeyey in Rabbi sanadkan sanadkiisu ku Gaadhsiiyo Barwaaqo iyo Horumar.

Dowladda Qatar ayaa ka mid ah Dowladaha xidhiidhka wanaagsan la leh Dowladda Soomaaliya, waxaana Qadar ay galaan-gal siyaasadeed oo xooggan ay ku leedahay Siyaasadda Soomaaliya, xili dhawaan ay Ergay cusub u soo dirsatay Soomaaliya.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this