Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Karaash: Hay’adaha amniga shaqadooda waa in ay labo laabaan

Recommended Posts

Deeq A.   
VideoCapture_20210512-193049.jpg?resize=

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa munaasabadda Ciida ugu hambalyeeyay Ummada Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka Puntland.

Axmed Karaash ayaa faray hay’adaha ammiga Puntland in ay labo laabaan shaqadooda sugidda ammiga maalmaha lagu jiro mumaasabadda Ciiidul Fidriga.

Sidoo kale Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa shacabka ugu baaqay in ay maalmaha Ciida ka taxadaraan caabuqa Covid-19, iyagoo kaashanaya culimadda iyo wasaaradda caafimaadka.

PUNTLAND POST

The post Axmed Karaash: Hay’adaha amniga shaqadooda waa in ay labo laabaan appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this