Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Diinta Ee Somaliland Oo Shaaciyey Maalinta Ciida

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, Sheekh Khaliil Axmed Cabdilaahi ayaa sheegay in la dhammaystiraayo soddonka bisha ramadaan .

“Gobollada dalka, Geeska Afrika iyo dawladaha Islaamka waannu la xidhiidhnay, cid bishii aragtayna ma jirto, sidaas awgeed berri oo Arbaca ah waa Ramadaan, ciidduna waa Khamiista idam Alle”. ayuu yidhi

Maalinta khamiista ayaa noqonaysa maalinta kowaad ee ciida fidrida sida uu sheegay wasiir Khaliil

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this