Sign in to follow this  
Deeq A.

Murashaxiin ka tirsan Xisbiyada Waddani & Ucid oo Xabsiga laga sii daayey

Recommended Posts

Deeq A.   

Murashaxiin ka tirsan Xisbiyada Waddani & Ucid oo Xabsiga laga sii daayey

FB_IMG_1620474129060.jpg?resize=696%2C52

Hargeysa-(Dawan)-Xukuumadda Somaliland ayaa xabsiga kasii daayay musharrixiintii xidh-xidhnaa ee xisbiyada mucaaridka.

Musharrixiinta lasii daayay maanta ayaa waxa ka mid ah Qaasim Suleymaan oo gobolka Sool ka sharraxan golaha wakiillada Xisbiga Waddani.

Ciidanka booliska Somaliland ayaa hore murashaxan ugu eedeyey inuu xidhiidh la leeyahay dalal cadow ku ah Jamhuuriyadda Somaliland.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this