Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada oo Baxay Furimaha iyo Jidadkii oo La Furay

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa goordhow la qaaday ciidankii badbaado qaran ee ku sugnaa qeybo ka mid ah bariga iyo Koonfurta Muqdisho.

Ciidamada oo joogay Mirinaayo ee bariga ah iyo degmada Howlwadaag ayaa la qaaday kadib markii la xaliyey tabashooyin ay qabeen.

Arrintan ayaa imaaneysa kadib markii heshiis lagu gaaray arbacdii iney xeryaha ku laabtaan muddo 48 saac gudaheed ah

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this