Sign in to follow this  
nuune

MAXAAD YAABOOO ARAGTAY

Recommended Posts

nuune   

adduunyadan wax kasta waa la arki waana la maqli,saqiir tubaaka cun ah,cirroole beenta cabaya,sirqo dhillo,magmagato gaariyad ah,bakayle tillaabsanayo,nin sun lagu tijaabiyay,candhuuf la barkanayo,kodoloob socod laga dhigtay,naag ninkeeda fureyso,dhurwaa matagayo(hunqaacayo),guur mas'aloo lagu degdegay,minjo digaag(dooro) oo vitamin laga raadshay,bukkaan dhahay waan caafimaad qabaa,cilmi laga cararyo,aaffo loo Alla baryayo,subac quraan oo hees loo badalay,yaanyuur xishooneeso,

 

 

haddii aad heesid wax kaa yaabiyay ama ku cajjab galiyay,fadlan na maqashii oo nala qeebso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adna   

salaam

 

A 40 yr old man raped a 3 yr old boy. runti i'm so suprised and he got to go prison for 30 yrs... subxaanalaah miyesan eheen wax la'la yaabi in my case yeah ..... love you all

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

LOL...walle Nuune nin adi camal ah maba isoo marin!

 

Ani wax iga yaabiye ma arag weli...laakin habar 40 iyo dhowr sano jirto oo 'MINI Skirt' wadato aan Arkay habeen dhaxdaas!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

Nuune, Hadalladaada murti weyn baa ka dambeysa :rolleyes: haddii aan kuu tiriyo waxyaabaha aniga iga yabiyay oon arkay adna sidaan u yaabay baad u yaabaysaa, markaynu wada yaabnana yaabkuba isgaa isla yaabayaya waayo wax ka yaabiyuu arkay. yaabkuna mar hadduu yaabo innagaa la inoo yaabaa.

 

marka intii la inoo yaabi lahaa aan yaabka iska daawanno haddii kale waxaa inaku dhacaysa sidii ninkii yiri HAL WAA YAAB, HALNA WAA YAABKA YAABKIIS, HALNA WAA AMANKAAG :mad: .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Nuune widaayoow ereyada qaarkood aa isticmaashis aa iga yaabiyo. Ereyo baadiyo ma'aha, ereyo magaalana ma'aha, anigana qaar waa xasuustaa laakiin waaba iska iloobay ee adiga intee kasoo xaabisaa? Kasoo qaad matalan ereyga 'hunqaac.' Goormaa igu danbeysaybo hunqaac aan maqlo.

 

Laakiin wax dhab iga yaabiye wuxuu ahaa yarkoo jiis banooni nala ciyaari jiray oo gacanta ku ciyaari jiray u badina ciyaalkeen dhan markuu banooniga ciyaaraayo ka cabsan jireen oo agtiisa ma u dhawaan jirin. Maalin boonkoo banooniga darbeey ma islaheenoo laakiin jiiskii wajigiis sidii jaqaf camal ma u qaadinoo hee. Macalinkii waa cararaa intuu dhahay ummaaydiis gadaasheed uu galay. Jiiskii maa ka daba haray hee. Gacmihiis asagoo ku ordaayo aa boonkaan shafka weyn la bursanaayi ka waran. :D:D Soomaalidaa indha adkaa.

________________

 

Macsalaama.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

muraad,sxb dhab ahaantii waad iga yaabisay markaan akhriyay xeentii yareed aad tirissay,bal hadaba aan dib usoo dhaadhaco anoo kodoloob socod ka dhiganayo lol,wixii iga yaabiyay baaban isticmaalayaaba,waa kala faaideesi bay u yaqaanaan umadda qaarkood.

 

MMA,ar kaas indha adeeg waa dhameeyay,sxb horta waa runtaa,anigu sideedaba,xattaa hadalkeega caadiga markaan hadlayo looma maleeyo hadal miyyi ah,ama magaalo ah,ama waamo ah,ama sujuu ah,ama maaymaay ah,ama waqooyi ah,laakinse waa intaas oo dhan oo laisku daray,dadka qaarkood markay i waydiiyaan,war maxaad ku hadashaa lahjaddee,waxaan dhahaa,(dhax was) aan ku hadlaa lol,yacni lahjadooyinkii somalida oo dhan oo laisku daray

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

Nuune qof soomaali arkay yaab u dhimman maba jiro, waa iyada la yiri Soomaali aragtayaaba yaab aragtay :confused: , mar intaan u soconnaa mar inta, mar xagga, mar horay mar gadaal, mar maraykan baan la dagaalsanahay mar dhexdeenna, mar xabashiyaan la dagaalsanahay mar jabuuti, mar yuhuudaan la dagaalsannahay mar carab, mar jinnibaan la dagaalsannahay mar shaydaan, mar caddaankaan la dagaalsannahay mar madowga, markaan dad rabno inaan cayno cunsuriyiin aan dhahnaa adduunkana annagaa ugu cunsurisan (iskuma jeedno), :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

muraad sxb wallaahi ishaad ka xareessay,waa wada run waxa aad sheegtay dhammaantood,xagga cunsuriyanimadana,adduunka anaga ayaa ugu heesano,meel allaala meel aan xigsano xattaa ma heesano,waa un anaga kaliya,taasna waxa ay sabab u tahay dhibaatooyinka ina soo gaaray ama waddankaba soo gaaray,adduunkii dhannaa baan col la nahay,maxaan is moodnay waa is waydiinee,faankii baa intuu naga battay baan khaata billaahi taaganahy,yaab anagaa aragnay!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
VisiT   

Nuune iyo Muraad...lol

 

"Soomaali aragtayaaba yaab aragtay"

 

Sidii nin yaasaa ah oo yaabis lagu sooray,

Oo sarqaansan sidii sow maan qaraaryoonin....

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Nune n muraad loool waa iga yabiseen labadinaba,,

 

Aniga wixii igu yab badnaa wuxuu ahaa nin indhool ah oo naag oo maqalka kajecladay ninkii yaba kadabo reebo nagtii daris ay ahaayen ana la ahaa malinkasta intuu soo baxo ayuu nagtii u iman jiray yada wayba iska cawin jirtay ninkii nagta xataa uma jedo e maqal unbay ku qancisay malintii danbe ayuu kuyiri ina hooyo awaan kujeclahay sooma ogid say tiri haahey maba umaleyso ninkaan jaceylkii runta ahaa uba kujecel yahee mid friendz nimo ah ayay mooday ninkii soo tuuba is kala wayay oo yiri naag lixdeeda lixaad qabto aba iga heshay adiga way isku wareereen wax badan kadib gabartii dadkii oo dhan ayaa baryeen oo yiri mandhey duco iskaqaado midkaan ukalmee hadu iska walona bac madowda bananka u dhig lool

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lol bac madoow bannaanka u dhig,hibo adiga bax ka duceeso ilka dheere oo ahaa xariifkii lugaha baastada lahaa,markaad sidaas sameeso yaab ayaan arkay lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
OG Moti   

WAxa iga yaabiyey aaa, ala hadaan hadlo waa lakala ordi....

come to Asia and u will know another meaning for yaaabid.... meeshan kadib ma arki doono wax iga yabiyey

 

1. Nin mukulaal qalanyo .. dariskeyga wali qosol foolxun kutuuray markaan indhaha taagay

 

2. Islaan ilkii kadhaceen, oo kuleh i am young i want to have fun before i marry

 

3. Qaniis macalin iinoqday oo wali sidii tii guriga hooyooyinka xukumi jirtay si kadar isku wareejinaya, oo intuu maalin soo daahay buu hadal ku bilaabay i am sorry my boyfriend was sick today, anigii naxdin .. xoolahii class ka iladhignayey na kulahaa sorry sir.. yaab

 

4. nin naaagtiisa daba socdo oo boorsadii u hayo oo iyada dadka lamurmi isagana honey let me carry that kujiro .. oo laleyhay war qaad kan war istaag halakan, iyadii na nin dhalinyaro laqosli oo leh honey ninkan quruxdiisa fiiiri can we invite him home.. anigii yaaab

 

5. nin darikeyga ah ayaa maalin mid xunoo saqajaan ahaa oo iladaganaa oo falastiini ahaa islatiisa udhacay, ninkii baa kuqabtay isagii oo islaantii sariirta kurifayo, markaaasuu yiri honey why u doing this to me, and she said honey i am busy can u close the door and we talk about it later.. yaaab anigii

 

6. mid haafada dagan iiyimid kulahaa gabadheyda wey qooqantahay bal orodoo soo eeg .. hayaay anigii yaaaab

 

7. dooli duban oo saf loogu jiro iyo jawaan baraanbaro kabuuxaan iyo ey laqowracay iyo mas suran hada waa suuqiii hilibka anigii orod .. cagahii wax kadayey .. anigii yaaab

 

8. phillipine .. macalin food dheer oo aniga waxba iga weyneen .. kulahaa be my boyfriend .. anigii kor unood and said i can not date my teache iyadii kulahaa ok can i have a kid from u, i want to see how he/she will look like, anigii yaaab,

 

9. qadaamadii (housemaid) 59 years old, kulahaa i heard black men carry snake in their body and it is a mature copra, can i see please, anigii yaaab .. islaantii kulahaa i have a feeling i want to live my life, dont u see me attractive, anigii yaaab , i said maxaa kaa haray, maqaar naftu kujirto uun baad iila ekaatay, she said are u softy .. anigii yaaab,

 

10. naag cadaan ila shaqeyso .. kulahaa dumarkan dhilooyinka yaa dadka kaqabta, markaas baan iri adigu maxaad dhaantaa adiguba habeen walba waa adigan mid jiidan, kulahaa i dont get paid they do, it makes them dhilooyin but not me, i choose they dont ... anigii yaaaab

 

war nuunoow .. yaab hadaad dooni Asia imow adigaa indhaha gadin doona.. war anagaa wax aragnay, war ileen tanookale adigoo leh baa lagu arki....

 

iga daa ninyahow waxyaalo aan is iloowsiinayey baad isoo xasuusisey... war peace

 

4.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

istaqfurulaah moti,war niyahoow wallee asia waxa lagu sheegayo ilaah ddduub duub haigu dhaafiyo.

 

ar iga tag,aaffo ayaad sheegaysaabee,doolli la dubay kulahaa,waba habaar kaaga daranka feel loogu jiro lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

Originally posted by OG_Moti:

9. qadaamadii (housemaid) 59 years old, kulahaa i heard black men carry snake in their body and it is a mature copra, can i see please, anigii yaaab ..

4.

Yuusan ku cunine ka carar xaad u dhihi weysay, qandho cagaarani ha dishee.

 

Nuune, Saaxiiboow, Nin naagtiisii soo burisay oo dhahaaya gurigaygii ha la igu celiyo soow caadi ma noqon, :D yaabka dhimman aaway marka, :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hebel   

War anagaa mgaalada baas kaaga soo horeeynoo wax kuu kala fasiri doonnee na dhegeyso badowyahow.

 

Yaa ikhii talaata beesteen ismac, maraa waaxid abadan:

 

Saqiirka tubaakada cunahaya AK47 ka dheer oo uu qaadi kari waayay buu sidtaayoo aabihii buu baadda ka qaadaa. oo waa askarteeni berito.

 

Ciroolaha beenta cabbaa waa madaxdeenii beritoo iyagaanu dowlad ka sugeynaa (Iinsha Allah, waa hadduu Eebe idmo)

 

Sirqo Dhillo HIP-HOP-key noo qaadaayoo R&B-da, RAB-ka iyo Soul-kaba iyadaa nooga mas’uul ahoo waa fanaaniinteeni berito.

 

Magmagatada Gaariyowday, tobankii caruura ahaa baa tobankoodii aabo kala kaxaysteenoo iska daa taa Ilaah baa usakhiray, waana guur-doon waana hooyadeenii berito.

 

Bakayle Tilaabsaday, sababta kaga tilaabisey isagaa la weydiin, caqliga xaguu ka keenayna isagaa sheegi. Waa intaasuu seyntiistihii beriba noqdaaye.

 

Ka sunta tijaabiyay armaa Gaajo ugeysey? Armaa kii ku tijaabiyay walaalkii ahaa? Armaa Raggu Caydh ka dhexeysey? Ii soo Kala Hubso Nuunoow.

 

Candhuufta adkaataa marbey Dhagaxa dhaantaa, xagee Lagu kibroo Cadhuufaha iyo Xariir-la-moodka la barkadaa? Kabbaha barkashadooda waa dawakhaad badan yihiin.

 

Kadaloobka socod laga dhigtaa mijuhuu uroon yahoo waa halkaanu raggeenu mijaha quruxda badan ee mugdi-kanuurka kala nimee, waa cosmeticgii berito.

rag kadaloom isku laayaa wax isma yeelaan.

 

Naag Ninkii furtey dhaqaalaheey ku roontoo mar haddii caanihii sicirkoodu kacay, waa in ninka ama caruurtu midkood KA-BUL! yidhaahdaaye. Kol hadday Caydhu ninka ka war hayn, dee waa yeelkiisoo labada Caruurtaa lacagta reerka soo gashoo Caydhu siisaaye.

Koob iyo tobankii saxanee bariiska ahaa waa in mid la baajiyaayoo toban saxan caruurta loogu tuuraaye, Armaanu taa beri Maaliyada udhiibnaa?

 

Dhurwaagii matagga budtaacay armuu meydka Gar-xumadii lagu dilay ka naxay? Armuu macluul, jiidh iyo meel Cantuugada ku wanaagsan ka waayay? Armaa Dirxigu Isaga isaga dhaqaaqoo, halaqsan kari waayay?

 

Guur Mas'alo waa guurka ugu wanaagsan haddaad kala boodanna awalba isma eydan aqoon, hadduu hirgalana waa Ajar Allo.

 

Mijo-Digaag Karaaciinkeey dhaamaan, Mijo Digaag madaxeey uroonyiin, Mijo Digaag Vitamiin "Ala Fartuna Dela Costa" sidii Calankii usidtaan.

 

Bukkaan caafimaaday waa in la toogtaa, si loo hubbiyo inuu buko. Waa warkii Wasaarada Caafimadka Ee Soomaaliya. BBC London.

 

Anigoo Taxi kaxaynkara Mcdonal roodhi u gooy-gooyn kara ama Single-Mother helaya maxaa Cilmi iisoo arkey? Waa danaheeni berito.

 

Aafo Loo Alla-Baryi tegey beriiska halkay ka keentay hala weydiiyo.

 

Subcis lagu tuntay Shukaansi ma Gallaa?

 

Yaanyuur xishootay Caqiibo daradaadeey la yaabtay.

 

 

Illaahow Dhagar-Xumo Ha nagu dilin. Noloshu yaab badanaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this